Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha JFS oo si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari
    January 16, 2026
    Wafdi ka socda Dalka Jabuuti oo soo gaaray laascaanood
    January 16, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho
    January 16, 2026
    Safiiradda Soomaaliya iyo Sucuudiga u fadhiya koonfur Afrika oo kulan wada qaatay
    January 16, 2026
    Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey Laascaanood
    January 16, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho

By SB
Last updated: January 16, 2026
6 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka Janaayo,2026

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Laas Caanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Bankiga Adduunka oo uu horkacayey Mr. Qimiao Fan.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Wasiirrada ay ku buriyeen dhammaan heshiisyadii Soomaaliya ay kula jirtay dalka Isutagga Imaaraatka.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaarey magaalada Laas Caanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

5- Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii loo geystay safaaradda dowladda Qatar ku lahayd Caasimada Jamhuuriyada Ukraine ee Kyiv, iyadoo taageero iyo garab istaag umuujisay dowladda Qatar iyo shacabkeeda.

6- Golaha Wasiirrada ayaa buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada, iskaashiga, dhaqaalaha, amniga iyo difaaca ee laba geesoodka ah.

7- Xidhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod caqlibayad ah ku ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada.

8- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mjudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wada hadal taleefan ah la yeeshay Wang Yi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha,iyagoo kulanka diirrada ku saray iskaashiga labada dal.

9- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in aanu jirin heshiis calami ah oo la geli karo, kaas oo aan aqbalaad rasmi ah ka haysan. Dowladda Federaalka Soomaaliya.

10- Wafdi heer wasiiro ah oo ka socday Dowladda Federaalka ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad-Goboleedka Waqooyi-Bari.

11- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdisalaan Cabdi Cali, aya magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhiggiisa Dawladda Kuweyt, Cabdullaahi Cali Cabdullaahi Al-Yahya,iyagoo kawada hadlay ka hortagga tallaabada sharci-darrada ah ee Israaโ€™iil ku siisay aqoonsi beenaad maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya.

12- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Jeddah kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Masar, Mudane Dr. Badr Abdelatty ,iyagoo ka wadahadley goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israel ku aqoonsatey maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya.

13- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Saalim Caliyoow Ibrow iyo Wasiirka Shaqada iyo Amaanka Bulshada ee Turkiga, Dr. Vedat IลŸฤฑkhan ayaa magaalada Ankar ee dalka Turkiga ku kala saxiixday hirgelinta heshiis is-afgarad oo ku sabsaan horumarinta shaqaalaha.

14- Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in maamulka Waqooyi Bari uu xuddun u yahay midnimada Soomaaliya, isaga oo dadka degaankaasi ku amaanay sida ay ugu taagan yihiin dowladnimada iyo ilaalinta nabadgelyada.

15- Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Laas Caanood oo isu diyaarineysa munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari.

16- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulan la yeeshay Madaxa cusub ee Hayโ€™adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Jong Song, iyadoo kulanka diiradda lagu saarey xaaladda iyo caqabadaha haysta barakacayaasha gudaha iyo qaxootiga, dardargelinta xalalka waara, iyo xoojinta dadaallada wadajirka ah ee lagula tacaalayo barakaca.

17- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah Cabdisalaan Cabdi Cali oo ka hadlay shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhacay magaalada Jeddah ayaa sheegay in Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay soo dhoweynayaan goโ€™aanka Dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhanka ah xadgudubka Israaโ€™iil ku sameysay qaranimada iyo madaxabanaanida Soomaaliya.

18- Golaha Wasiirada ee Sacuudi Carabiya, oo uu shir guddoomiyay Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis, ayaa si cad u horistaagay tallaabo kasta oo lagu carqaladeynayo midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.

19- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo kulan ku yeeshay magaalada Jeddah aya si cad u diiday duulaanka gardarada ah ee Israel ee ka dhanka ah madaxbanaanida iyo wadajirka Soomaaliya.

20- Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya.

21- Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Xuseen Ibraahim Daaha ayaa cambaareeyay aqoonsiga xadgudubka ah ee Israel ku aqoonsatay maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya.

22- Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday faragelinta iyo xadgudubka Israaโ€™iil ay kula kacday midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

23- Dadweynaha Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax ay kaga soo horjeedeen faragelinta qaawan ee Israail ee ka dhanka ah midnimada Soomaaliya.

24- Bannaanbax ka dhan ah faragelinta iyo xadgudubka Israel ay kula kacday midnimada Soomaaliya ayaa ka dhacay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo abaabuleen haweenka gobolka Banaadir.

25- Ciidanka Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa hawlgal culus oo lagu bartilmaameedsaday guri ay ku shirayeen Horjoogeyaal sare oo ka tirsan Khawaarijta ka fuliyay degmada Buโ€™aale ee Gobolka Jubbada Dhexe.

==========DHAMMAAD============

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweynaha JFS oo si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari

Laascaanood(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo…

January 16, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Washington

Washington (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoSoomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya fadhiga golaha…

GudahaWararka
June 20, 2023

Shirkado kamid ah kuwa wax-soo-saarka beeraha oo la siiyay lacago maalgalin ah

Maamulka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa deeq lacageed guddoonsiisay 10 shirkadood oo ku guuleystay hal abuurka iyo horumarinta wax…

Gudaha
January 8, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ka billaabay kulammada Abaabulka Dadweynaha ee xoreynta dalka

Dhuusamareeb, SONNA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa…

GudahaWararka
August 7, 2023

Agaasimaha Heyโ€™adda NISA oo boogaadiyay howlgallada ciidan ee ka socda Hir-Shabeelle

Agaasimaha Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe iyo mas'uuliyiin kale ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada Qaranka, kuwa…

Gudaha
May 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023