Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: May 2, 2025
7 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ku amaanay dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca qaranka.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda ee Ruushka Mikhail Bodanov.

3- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka u kala wareejiyey Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee cusub, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenkii hore Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali.

5- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kursiga tirsigiisu HOP#201 dib ugu celiyay Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka si uu uga soo talo bixiyo .

6- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa xafiiskiis kulan kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu.

7- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay magaaladda Algiers ee Algeria, isagoo ka qeybgelaya shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Carabta.

8- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejirey Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirkii hore Jabriil Cabdirashiid Xaaji.

9- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yusuf Mohamed Adan oo dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda ay dadaal xooggan ku bixisay ilaalinta xuquuqdooda iyo kaalinta shaqo-abuurka.

10- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa soo dhawaysay talaabada ay Maamulada Soomaaliland, SSC Khaatumo iyo Puntland isku dhaafsadeen maxaabiista dagaalka, kadib dedaaladii is-dabajoogga ahaa ee uu horkacayey Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

11- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa loo qabtey taariikh cusub oo noqoneysa 5 bisha May 2025.

12- Diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka oo sii habsami leh uga socota magaalada Muqdisho.

13- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO),ee Bariga Africa Marwo Louise Haxthausen.

14- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamuud Aadan Geesood ayaa kulan la yeeshay Safiirka Qatar u fadhiya ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah Salem Al Nuceymi, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal iyo horumarinta fursadaha maalgashi ee Soomaaliya

15- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Faraax Nuux ayaa qaabilay Ed Norris oo ah taliye sare oo ka tirsan Ciidanka Hawlgallada Gaarka ah ee Bariga Afrika ee Maraykanka (AFRICOM).

16- Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ka qeybgaley shir looga hadlayay Dardar-gelinta amniga caasimadda iyo qaadashada kaararka codbixinta ee diiwaangelinta dadweynaha.

17- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa furay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo ay ka faaโ€™ideysteen 25 weriye ah oo ka kala socda warbaahinta madax-banaan iyo warbaahinta dowladda.

18- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Dr. Badr Al-Atty ayaa khadka taleefoonka ugu hambalyeeyay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali.

19- Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Daahir Shire Maxamed ayaa Isbitaalka Di Martino ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada qaar ka mid ah halyeeyada dagaalka ee macawisleyda ee ku soo dhaawacmay dagaalka ciribtirka Khawaarijta ee ka socda dalka.

20- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan ayaa magaalada Addis Ababa uga qayb-galay Shirweynaha Hal-Abuurnimada Afrika oo si rasmi ah uu u daahfuray Raโ€™iisul Wasaare-Ku-Xigeenka Ethiopia Itoobiya, Mudane Temesgen Tiruneh.

21- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu, iyagoo ka wadahadley xoojinta wada-shaqeynta dhinacyada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee labada dal.

22- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa qaabilay Safiirka Turliga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper AktaลŸ.

23- Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa gacanta ku dhigay hawdka degaanka Ciid-Ciidka ee degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo halkaasi ku dilay maaleeshiyaad ka tirsan argagaxisadda.

24- Madaxweynaha Aljeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya Yuusuf Xasan Jeego.

25- Wasiir Ku-Xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha Mohamud Abdullahi Ahmed ayaa ka qeyb-galay Meertada 11-aad ee Shirweynaha Iskaashiga Ganacsi ee u dhexeeya Shiinaha iyo Wadamada Carabta oo ka qabsoomay magaalada Haiko ee dalka Shiinaha.

26- Wasiiru Dowlaha Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Maryan Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb gashey munaasabada xuska maalinta Caalamiga ah ee tallaalka oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

27- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa caasimadda Muqdisho ku qabatay kulanka guud ee odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kaasi oo diiradda lagu saaray ololaha wacyigelinta iyo abaabulka shacabka ee la dagaalanka argagixisada.

28- Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan la yeeshay Madaxa Hayโ€™adda UNDP Soomaaliya, Mr. Lionel Lourense, iyagoo ka wadahadlay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka, casriyeynta magaalooyinka, iyo u adkaysiga isbeddelka cimilada.

29- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa guul weyn ka gaaray hawlgal milateri oo ay ka fuliyeen dhulka buuraha ah ee Yasooman iyo Aboorey ee galbeedka gobolka Hiiraan.

30- Wasiirro iyo Xildhibaano ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka xoogga Dalka oo ay ku jiraan dhaawacyada Ciidanka Qalabks Sida ee ku soo dhaawacmay furimaha dagaalka.

31- Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa ka qeyb galay shirka 47-aad ee Golaha Wasiirada Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

===========DHAMMAAD==========

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Mahadaay

Mahadaay(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ooย  gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada…

GudahaWararka
November 16, 2023

Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya

Muqdisho(Sonna):-Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salah Ahmed Jama oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum). Raโ€™iisul…

GudahaWararka
November 30, 2024

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas…

Gudaha
March 17, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo bogaadiyey ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qarankaย 

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalku u jiheystay wadadii Dimuqraadiyadda, isagoo u…

GudahaWararka
November 27, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023