Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: April 11, 2025
6 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya

Moqdishu(SONNA):-1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey dalka Turkiga uu kaga qeybgelayo Madasha Diblomaasiyadda Caalamiga ah ee Antalya.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebba kulan miradhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada, Ciidanka Qalabka Sida iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, geerida Alle ha u naxariistee, Gaashaanle Sare Nuur Maxamed Gaabow (Nuur Farey), Taliyihii Guutada 14-Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalad Muqdisho ku qaabilay Ergayga Jaamicadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac.

5- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka Aqoonsiga iyo adeegyada muhiimka ah ee ay dowladdu bixiso.

6- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgaley munaasabadda uu xilka kula wareegayey Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi.

7- Golaha Wasiirrada Xukuumadda, oo bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya qeybo kamid ah gobollada dalka.

8- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeybgaley munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

9- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka Khawaarijta Al-Shabaab iyo Daacish.

10- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad ee Soomaaliya Mudane Cabdisalan Cabdi Cali ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada caasimadda oo lagu daryeellayo dhaawacyadii geesiyaasha Ciidanka Qalabka Sida iyo kuwa deegaannada ee waxyeelladu ka soo gaartay jiidaha hore ee dagaalka.

11- Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan barista shidaalka ee dhanka berriga.

12- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka guud ee hayโ€™adaha DFS, Dowlad Goboleedyada, Ururrada Bulshada, Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya, Hayโ€™adaha Caalamiga iyo Kuwa Maxalliga ah ee Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha la dagaalanka fikradaha xag jirka ah iyo ka hortagga falalka argagixisonimada.

13- Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faaraxayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Wafaa Saeed.

14- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Agaasimaha Guud ee Sanduuqa lacagta Carabt Fuaad Al turki .ayaa kala saxiixday heshiis deyn cafin ah oo dowladda Soomaaliya loogu cafinaayey lacag dhan 306.5 milyan oo doolar.

15- Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay shirka labaad ee heer wasiir ee geeddi-socodka Khartoum oo ku qabsoomay Magaalada Qaahira ee dalka Masar.

16- Wasiirka Beeraha Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku dhawaaqay kulan hordhac ah oo ku saabsan โ€œShirka Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha (NAFIS)โ€ kaasoo diiradda lagu saarayo kobcinta wax soo saarka dalka iyo helidda maalgelin ballaaran oo lagu horumarinayo dhaqaalaha beeraha Soomaaliya.

17- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraatka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi.

18- Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ayaa dalka Kuwait ugu qeybgalay shirka Hayโ€™adaha Maaliyadda Waddamada Carabta oo diiradda lagu saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo maalgelinta.

19- Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ay Khawaarijta dagaal kaga saareen degaanka Geel-Gub ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

20- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Dowlad-goboleedyada oo diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta.

21- Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Kuwait City kula kulmay Wasiirka Maaliyadda ee Kuwait Marwo Eng. Nuura Sulaiman Al-Fassam.

22- Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Dr. Hodan Cismaan Cabdi ayaa kulan la yeelatay Agaasime Ku-Xigeenka Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, Mudane He Degang.

23- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa hawlgallo milateri oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay degaanka Ceel-Saacid ee Koonfurta gobolka Mudug.

24- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa difaaca degaanka ayaa hawlgal milateri oo miradhal ah ka fuliyay degaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-Kowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay tiro Khawaarijta ka mid ah.

25- Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulan saraakiisha amaanka ee Gobolka Banaadir ugu diyaar garoobayaan sugidda amniga doorashooyinka dalka.

26- Beesha caalamka oo soo dhaweeysay gogosha wadatashiga ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo sidoo kale bogaadiyay hawlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

27- Ciidammada Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay degaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, iyagoo halkaasi ku jebiyay maliishiyaadka Khawaarijta.

28- Shacabka gobolka Hiiraan ayaa gurmad iyo garab istaag u fidiyay Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa degaanka oo dagaal culus ku qaadey Khawaarijta AL Shabab ee ku sugnaa degaanka Aboorey.

29- Shacabka Muqdisho oo isugu soo baxay Isgooyska Taleex, iyagoo taageeray hawlgalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula dagaalameyso Khawaarijta.

30- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan ayaa kulan la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria Mudane Prof Kaamil Badaari.

==============DHAMMAAD==============

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo sheegtay inay gargaar u diyaarisay deegaanada Khawaarijta laga saarayo

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hayโ€™adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaliyed mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta waxa uu booqday Baqaarka kaydka xarunta…

GudahaWararka
August 8, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi…

Gudaha
April 25, 2025

Banaan-bax lagu taageeray codsigi ย Madaxweyne Farmaajo ย oo ahaa matalaada Gobolka Banaadir ย oo Muqdisho ka dhacay

Muqdishoยญ:(SONNA)- Waxaa goor dhow Muqdisho ka dhacayย  dibad-bax ay dhigayaan dadweyne isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir oo muujiyay dareenkooda…

Wararka
June 7, 2020

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ku…

GudahaWararka
November 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023