Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: January 17, 2025
7 Min Read
Share
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u yihiin helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen dalalka Qatar, Masar iyo Mareykanka si loo xaqiijiyo heshiiskan.
3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga qeybgaley Shir Madaxeedka Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika (CAADP), isla markaana khudbad ka jeediyay, lana kulmay qaar ka mid ah madaxdii ka qeybgashey.
4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed, kana dhageystay aragtiyadooda iyo talooyinkooda la xariira xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo amniga dalka .
5- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib wadahadal uu Addis Ababa kula soo yeeshay Raโ€™iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, wadahadalkaasna ku qotomay xoojinta xiriirka labada dal.
6- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, Ayaa Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad, iyagoo ka wadahadley xoojinta iskaashiga labada dhinac gaar ahaan arrimaha maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya.
7- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed El-amine Souef oo ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Hawlgalka Midowga Afrika.
8- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u soo xiray Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka.
9- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in xukuummadda ay tallaabooyin adag ka qaadi doonto masโ€™uul kasta oo isku daya inuu xad gudub ku sameeyo haweenka Soomaaliyeed.
10- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeybgaley munaasabad qalin jebin oo ka dhacdey Jaamacadda Muqdisho, ayaa sheegay in DFS ay waddo qorshayaal lagu horumarinayo waxbarashada dalka, si ay ubadka Soomaaliyeed u helaan tacliin tayo sare leh.
11- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad.
12- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga Soomaaliya (NTFC) oo ka kooban 18 xubnood oo isugu jira wasaarado iyo hayโ€™ado kale oo dowladeed.
13- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Heyโ€™adda Socdaalka Jinsiyadda.
14- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Ukraine, Andrii Sybiha, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.
15- Wasiirka Warfaafinta Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Jaamacadda Muqdisho iyo wasaaraddu ay yeelan doonaan wada shaqayn ballaaran oo ku aaddan horumarinta dalxiiska, wacyigelinta, warbaahinta iyo adeegyada kala duwan ee ay bulshadu u baahan tahay.
16- Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Masar Dr. Badr Abdel Atty, iyagoo ka wadahadley horumarinta xasiloonida gobolka iyo kaalinta dowladda Masar ee hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.
17- Wasiirka Warfaafinta Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Mohamed El-Amine Souef.
18- Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallim Fiq ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea oo ka dhacay magaalada Qaahira.
19- Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-Xigeenka Kenya, Kithure Kindiki.
20- Wasiirka Amniga Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo safar shaqo ku jooga magaalada Baqdaad ayaa booqday xarumaha Taliska Guud ee Ciidanka Booliska iyo Taliska Ciidamada Xuduudaha Ciraaaq.
21- Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, ayaa soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
22- Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ugu qeybgalay shirka Guddiga Hagista Mashruuca Isku-Xirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Geeska Afrika.
23- Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Muqdisho.
24- Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa lagu soo dhaweeyay kalluumeysato Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Seychelles.
25- Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah kula qaadatay haweenka Soomaaliyeed.
26- Bayaan kasoo baxay Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ayaa lagu sheegay in lagu raad-jooga horjooge Yusuuf Maxamed Xuseen oo loo yaqaano (Jeeri Carab) oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabab.
27- Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa kulan la yeelatey George Conway oo ah Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Banii`aadinimadda.
28- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR), Charles Mballa.
29- Dowladda Soomaaliya oo bogaadisey Ciidanka Dowlad Goboleedka Puntland ee burburiyay ilaa shan talis oo kooxda argagixisada Daacish ku laheyd deegaanno dhaca buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari.
30- Akadeemiyada Cilimiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa magaaladda Muqdisho ku qabatay barnaamij looga hadlay saameynta baraha bulshadu ku leeyihiin dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliya.
31- Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyeen saraakiil ka socotay Midowga Yurub ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Jeneraal Dhegabadan cutubyo ka mid noqonaya Booliska soomaaliyeed.
32- Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka badan bil lagu laโ€™aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka.
33- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan la yeeshay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Amb. Pier Mario Daccรฒ Coppi.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ee EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1

Yurub(SONNA)-Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Soomaaliya ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ž๐ซ๐›๐ข๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ h๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ i๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข c๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ah

Belgrade-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam, oo kamid ah wafdiga Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka…

GudahaWararka
September 3, 2025

Ku-simaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Madax kale “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Qaramada…

Wararka
September 29, 2020

Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee ka qeybqaadashada siyaasadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Agaasimaga guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada…

GudahaWararkaWargayska
August 26, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023