Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey shirka guddoomiyaasha degmooyinkooda
    January 7, 2026
    Wasiir Fiqi oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Gorgor
    January 7, 2026
    Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay isu soo bax ay kaga soo horjeedaan farogelinta Israa’iil kula kacday Soomaaliya
    January 7, 2026
    Taliska ciidanka Booliiska oo warbixin ka soo saaray koox dhalinyaro abaabulan oo sameeyey banaan bax fowdo ah
    January 7, 2026
    Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo soo saaray bayaan ku saabsan Soomaaliya
    January 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: November 29, 2024
5 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Arusha ee dalka Tanzania kaga qeybgaley Shir Madaxeedka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Danjirah Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Wang You, iyagoo ka wadahadley xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Danjire Selma Malika Haddadi oo ah Safiirka Jamhuuriyada Algeria u fadhida Ethiopia iyo Midowga Afrika.ย 

4-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley kulan ka dhacay Muqdisho oo loogu duceynayey Madaxweynihii hore ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

5-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga Magaalada Muqdisho, isaga oo u kuur galay xaaladaha amniga iyo kobaca dhaqaale ee dalka.

6-Golaha Wasiirada ayaa sharci darro ku tilmaamey tallaabooyinkii uu qaaday hoggaamiyihii hore ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo doorasho ka baxsan dastuurka ku qabtey Kismaayo.

7-Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey magacyada xubnaha ka mid noqonaya Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka iyo Xudduudaha.

8-Raโ€™iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo ka tacsiyeeyay geerida weriye Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad.

9-Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka 2aad ee Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa Muqdisho ka furay Shirka Caafimaadka casriga ah ee Soomaaliya 2024.

10-Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Qaranka.

11-Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay magacaabista xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka iyo Xudduudaha.

12-Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka.

13-Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin ayaa daahfurtay xuska maalmaha 16-ka ee ololaha la dagaalanka tacadiyada loo geysto haweenka iyo gabdhaha.

14-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii ka dhacay Hotelka Agan ee magaalada Kismayo oo ย  ay geysteen ciidamo ka amar qaata ย  maamulka ย  Jubbaland.

15-Heyโ€™adda Lacagta Adduunka IMF iyo Bankiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka Mareykanka ah.

16-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay dowladda Soomaaliya ugu biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah (UNTOC).

17-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartey amar lagu soo xirayo hoggaamiyihii hore ee maamulka Jubbaland Eedeysane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

18-Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ka kooban 135-ta xubnood.

19-Xafiiska Amniga Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta, kaasoo qayb ka ah tiirarka Istaraatijiyadda Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta.

20-Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaaladda Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynaha Ku-Xigeenka dalkaasi Mudane Cevdet Yฤฑlmaz.

21-Wasiir Dowlaha Waxbarashada Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar oo wehliyo Guddomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Xasan Cismaan Gacal iyo safiirka dowladda Shiinaha u jooga soomaaliya MR.Wang Yu ayaa si wadajir ah u daahfuray deeqda waxbarasho ee barnaamijka saaxibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha.

22-Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Mudane Xamsa Xaadoow ayaa qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi, Safiirka Algeria ee Midowga Afrika iyo Itoobiya.

23-Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ka tacsiyaysey geerida weriye Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

24-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah dib u furay Xaruntii Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo xirneed in ka badan 30 sano.

25-Ilaa iyo 80 askari oo ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa ku biiray hawlaha Ciidamada Qalabka sida ay ka wadaan degaanka Raas Kaambooni ee Gobolka Jubbada Hoose.

26-Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Drs Maryan Maxamed Xuseen yaa kormeertay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir oo ay ka socdaan mashruuc indho-fiiqis oo bilaash ah.

27-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda.

28-Safiirka soomaaliya ee u fadhiyo dalka Tanzania Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa warqadihiisa aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan.

29-Guddomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo Safiirka Shiinaha ee u fadhiya soomaaliyaa, Mudane Wang Yu ayaa yeeshay kulan miro dhal ah.

30-Banaanbax lagu taageerayo nidaamka doorashada tooska ah ee qof iyo codka ah ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho.ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey shirka guddoomiyaasha degmooyinkooda

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)…

January 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/Wasaare Xamsaโ€œ Barnaamijka Rajo- Kaaba waa mashruuc Qaranโ€

Muqdisho(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca โ€œRajo Kaabaโ€, oo ah barnaamij deeq…

GudahaWararka
November 7, 2025

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Sarkaal Danab ahaa oo loo haystay falal Argagixisanimo

Muqdisho (SONNA):- Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday, Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge kaas oo loo…

GudahaWararka
March 21, 2024

Soomaaliya oo Kaalinta Afaraad ka Gashay Dowladaha Sida Wanaagsan ugu Adeegay Xujeyda

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay kaalinta…

GudahaWararka
June 9, 2025

Guddoomiyah SODMA oo dalka Imaaraadka ugu qeyb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka

Dubai (SONNA):- Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qarankaย  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa ka qayb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka kaas…

CaalamkaGudahaWararka
December 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023