Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: October 18, 2024
6 Min Read
Share

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029, isagoo tilmaamey in Soomaaliya ay cagta saartey waddadii horumarka.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Somalia ku qaabilay Kaaliyaha Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan siyaasadda, Rosemary DiCarla,iyagoo ka wadahadley horumarka ay Soomaaliya ku tallaabsatey iyo doorka Qaramada Midoobay ee taageerada Soomaaliya.

3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed.

4-Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerk, iyo Madaxweynaha Masar ayaa kulan lagu xoojinayo iskaashiga saddexda dal ku yeeshay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

5-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray xerada ay ku tababaranayaan Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee magaalada Asmara.

6-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ku asteysan Maalinta Calanka Soomaaliyeed.

7-Raโ€™iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo diiradda lagu saaray horumarinta siyaasadaha lagu xoojinayo kobaca dhaqaale ee dalka.

8-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib la isugu soo laaban doono 26-ka bishan October.

9-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho.

10-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa Marwo Fowsiya Bashiir Maxamed u magacaabay La-taliyaha Sare ee Arrimaha Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha.

11-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay Sii-Hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

12-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.

13-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray saddex waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey caasimadda, isagoo sheegay in dhismaha waddooyinka ay kaalin wayn ka qaadanayaan, isku socodka dadka, gaadiidka, bilicda, amniga iyo dhaqaalaha.

14-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Marina Walter oo ah Ku-xigeenka Agaasin Goboleedka Dalalka Carabta ee Laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP).

15-Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa magaalada Geneva uga qeybgalay furitaanka kalfadhiga 149-aad Ee Shirka Baarlamaanka Aduunka IPU.

16-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Joachim Waern, iyagoo ka wadahadley xoojinta iskaashiga labada dal.

17-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Danjire Wang Yu, iyagoo ka wadahadley xoojinta, xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

18-Dowladda Soomaaliya oo deeq waxbarasho u fidineysa qaxootiga reer Sudan ee ku nool Soomaaliya.

19-Wasiirka Beeraha Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa daah furay Barnaamijka U adkeysiga Nolosha Miyiga oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya.

20-Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la yeeshay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.

21-Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Shirweynaha 70-aad ee Heyโ€™adda Caafimaadka Aduunka WHO Dr.Cali Xaaji Aadam Ayaa Doha ka furay kulanka 71-aad ee (RC71) oo looga hadlay Hormarinta caafimaadka adduunka.

22-Wasiirka Waxbarashada, Mudane faarax Sheekh Cabdulqaadir oo booqasho ku tagey dalka Norway ayaa kulan la yeeshey Wasiiru-Dowlaha Hormarintu caalamiga ah ee Norway, Marwo Bjork Sandkjaer.

23-Ha`adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saarta ku sheegtey in diyaaradaha aan duuliyaha laheyn (Drones) laga mamnuucey u isticmaalka agagaarka Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

24-Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka ayaa kulan la yeeshay Midowga Jaamacadaha dalka, iyagoo ka wadahadley Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo guddigu ku guda jiro diyaarinta warbixinta akhrintiisa labaad.

25-Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira sare u qaadista awooda shaqa gudasha shaqaaalaha u soo xiray qaar ka tirsan shaqaalaha wasaaradda.

26-Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen Soomaaliya iyo UK, kaas oo diiradda saaraya caawinta Soomaaliya ee dhinaca xuquuqul insaanka.

27-Bayaan ka soo baxey Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka ayaa lagu mamnuucey soo dejinta bacda.

28-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka S/Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa deegaanka Waniile ee gobalka Galgaduud kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xoogga Dalka ee Hawlgalka sifeynta Khawaariijta ka wada deegaanadda Galmudug iyo Hirshabeele

29-Taliyaha Ciidaanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullahi ayaa qaabiley Madaxda Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis lancinkas.

30-Guutada 14-ka October ee Xoogga dalka ayaa gacanta ku soo dhigay labo horjooge oo ka tirsan Khawaarijta oo ka hawlgalayey degaanadda Janaale iyo Shalambood ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ย Mudaneย  Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay…

Wararka
July 7, 2020

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka oo sheegay in dib loo billaabay diiwaan-gelinta dadweynaha gobolka Banaadir

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in dib loo billaabay diiwaan-gelinta dadweynaha gobolka…

GudahaWararka
September 9, 2025

IGAD oo Soomaaliya kala shaqaynaysa ilaalinta deegaanka

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Iseddalka Cimilada JFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan muhiim ah maanta…

GudahaWararka
January 29, 2025

Maxkamadda Sare ee dalka iyo Taliska Booliska oo ka wada-hadlay xoojinta wada shaqeynta labada haya’adood

MUQDISHO (SONNA)- Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go'aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka…

GudahaWararka
July 18, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023