Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: September 13, 2024
5 Min Read
Share

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la yeeshay Taliyha Ciidamada Mareykanka ee Saldhigga AFRICOM General Michale E. Langley, iyagoo ka wadahadley xoojinta iskaashiga dhinaca ammaanka ee u dhexeeya labada dal.

3-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay difaaca qaranimada iyo midnimada bulshada ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed inay ilaaliyaan wadajirka iyo madaxbannaanida dalka.

4-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya.

5-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Baydhabo kula kulmey hoggaanka Koonfuur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

6-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay kulan casho ah Madaxweyne ku-xigeennada Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland Mudane Cali Daahir Ciid iyo Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

7-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaabbilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson.

8-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qaabbilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Marwo Karin Johansson oo uu wehliyo ku xigeenka Danjiraha Midowga Yurub Mudane Thomas Kieller.

9-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeybgalay Shirka Amniga iyo Isbeddelka Cimilada oo looga hadlayey sida ay isugu xiran yihiin arrimaha cimilada iyo amniga.

10-Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir gudoomiyay kulanka guddiga maamul-wanaagga maaliyadda kaas oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Heyโ€™adaha Dhaqaalaha Adduunka ee wada-shaqeynta la leh dowladda.

11-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa magaaalada Qaahira kaga qayb galey kulanka 162-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Waddamada Jaamacadda Carabta.

12-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa magaalada Muqdisho tababar la xiriira xirfadaha kala duwan ee gurmadka degdegga ah ugu soo xiray shaqaale ka tirsan waaxyaha kala duwan ee SoDMA.

13-Wasiirka Qorsheynta Qaranka Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeybgaley shirka heer dowlad gobaleed ee Qorshaha Isbedelka Qaran, kaas oo lagu mideynayo qorshayaasha horumarineed ee heer qaran iyo heer dowlad goboleed.

14-Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aden, ayaa shir guddoomiyey kulan dhexmaray hogaanka kulliyadaha Culuunta Caafimaadka iyo masโ€™uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka.

15-Wasiirka Hawlaha Guud ayaa soo xiray shirka u dhexeeya Wasaraddaha Hawlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada dalka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.

16-Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka.

17-Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka wadatashiga miisaaniyadda dowladda ee 2025 oo ka qeyb galeen ganacsatada iyo qeybaha bulshada.

18-Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Drs Maryam Maxamed Xuseen ayaa qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee (WHO), kulankan ayaa looga wadahadley. xaaladaha caafimaadka ee dalka gaar ahaan sidii loo xakamayn lahaa cudurada dadka nugul.

19-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay madaxa xafiiska Afrika ee Hayโ€™adda Boqor Salmaan Relief Center Mudane Yaziid Xamuud.

20-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo kaashanaysa Wasaaradda Awqaafta Hirshabelle ayaa wejigii labaad ee wacyi gelinta ka hortagga iyo la dagaallanka fikirka xagjirka ka bilowday Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe.

21-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Muqdisho ka furay Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad.

22-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo kaashaneysa Hayโ€™adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa qabatay aqoon-isweydaarsi diiradda lagu saarayo xeer nidaamiyeyaasha tartanka suuqa isgaarsiinta iyo xargaha fiberka badda.

23-Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraaโ€™iid ku qabtay magaaladda Muqdishu ayaa shacabka Soomaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga dowladda Itoobiya.

24-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee Ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell ayaa kormeer ku saabsan dardar gelinta hawlgalada ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab ku tegay gobolka Shabeellada Dhexe.

25-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska eedeysanaal gaaraya 7 kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amni iyo ku takrifal dhul dowladeed.

26-G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Garsoorka Militariga Afrika ee u qaabilsan gobolka Bariga Afrika, kadiba doorasho ka dhacdey dhacday magaalada Lusaka ee dalka Zambia.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shacabka Galmudug oo looga baaqay in ay ciidamada xoogga ku garab siiyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah iyo qaar…

GudahaWararka
January 29, 2022

Ciidanka Danab oo deeq raashin ah gaarsiiyay xarun ay ku jiraan caruur darbi jiif ah

Ciidamo ka socday Kumaandooska Danab ee XDS ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey xarunta lagu dhaqan celiyo caruurta darbi Jiifka ah…

Gudaha
April 21, 2023

Safaaradda Soomaaliya ee Hindiya oo hakisay adeegyadii ay qaban jirtay

New Delhi(SONNA)-War ka soo baxay Safaaradda Soomaalidu ku leedahay Dalka Hindiya ayaa sheegaya in la hakiyo adeegyadii ay qaban jirtay…

WararkaWargayska
March 23, 2020

Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa heshiis la saxiixday ku simaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada…

GudahaWararka
February 11, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023