Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta
    February 5, 2026
    Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha
    February 5, 2026
    WARBIXIN: Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya
    February 5, 2026
    Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal
    February 5, 2026
    Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    February 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: December 26, 2025
6 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho.

1- Muddo ka badan nus qarni kadib , shacabka Soomaaliyeed ayaa shaley u dareeray goobaha doorashada ee goleyaasha degaanka Gobolka Banaadir.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliso Marwadiisa Qamar Cali Cumar ayaa codkooda ka dhiibtay Goobta Cod Bixinta ee Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo ay ka socotay codeynta doorashada tooska ah ee Goleyaasha Deegaanka Gobolka Banaadir.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, isagoo diiradda saarey muhimadda taariikhiga ah ee doorashooyinka Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir.

4- Marwada Madaxweynaha, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa codkeeda ka dhiibatay Xarunta Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.

5- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay isku soo bax lagu soo xirayay ololaha doorashada Goleyaasha Degaanka Gobolka Banaadir ayaa jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysay.

6- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, dabaal-degga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

7- Raโ€™iisul Wasaare Hamsa Cabdi Barre ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa caasimadda, kaddib doorashadii taariikhiga ahayd ee maanta qabsoontay.

8- Raiisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay goobaha cod-bixinta doorashada Goleyaasha Degaanka Gobolka Banaadir.

9- Raโ€™iisul Wasaare Hamsa Cabdi Barre ayaa boqolaal dadweyne ah kala qeybgalay ololaha doorashada tooska ah ee Gobolka Banaadir.

10- Raโ€™iisul Wasaare Hamsa Cabdi Barre ayaa u Hambalyeeyey sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

11- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa u magaceeby Abdulkadir Cilmi Ali inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta.

12- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ka qeyb-galay Munaasabadda Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa xusay dadaalka ay dhallinyarada Soomaaliyeed ugu jiraan horumarka amniga iyo doorashooyinka dalka.

13- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa codkiisa ka dhiibtay Xarunta Jaamacadda Green Hope ee degmada Hodan.

14- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, iyo Wasiirkii hore, Mudane Cilmi Maxamuud Nuur.

15- Wasiirka Warfaafinta Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa tababar u soo xiray in ka badan 60 kamid ah hawlwadeennada Warbaahinta Qaranka ee tebinayey doorashooyinka Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.

16- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay Qaahira dhiggiisa dalka Masar, Mudane Dr. Badr Abdelatty.

17- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb-galay shirka labaad ee heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika, kaas oo socday intii u dhaxeysay 19โ€“20 December.

18- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Maxamed Aadan Macalim ayaa furay Madasha Qaran ee Saddexaad ee Amniga Digital-ka Soomaaliya.

19- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenkii hore Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa kaararkooda cod-bixinta ka qaatay xarunta Tiyaatarka Qaranka.

20- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdiqadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Hakan Fidan.

21- Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guriyeynta Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa shir-guddoomiyey kulan isbarasho ah oo ay ka qaybgaleen Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda.

22- Wasiirka Degaanka iyo Isbeddelka Cimillada Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay degaanno iyo degmooyin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug, isagoo u kuur-galayey xaaladda abaarta iyo saameynta isbeddelka cimillada.

23- Wasiirka Degaanka iyo Isbeddelka Cimillada Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalooyinka Hobyo, Xin Barwaaqo iyo Ceelhuur ee Dowlad Goboleedka Galmudug, si uu u qiimeeyo xaaladda deegaanka iyo saameynta isbeddelka cimillada ee ka jirta degaannadaas.

24- Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa hadal ka jeediyay banbaxa agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda oo ka dhacay Muqdisho.

25- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta Maxamed Cabdullahi Faarax ayaa magaalada Gaalkacyo ka daahfuray goobta dab dhalinta korantada dabiiciga ah.

26- Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2026-ka.

27- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi ayaa Ciidanka oo loo qoondeeyey sugidda Amniga Doorashada Golayaasha Deegaanka Gobalka Banaadir u kala diray fariisimaha loo qorsheeyey.

28- Madasha Qaran ee Amniga Internetka ayaa si rasmi ah loogu sooo xiray Muqdisho, iyadoo si wadajir ah ay u soo qabanqaabiyeen Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda Muqdisho.

29- Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa qabtay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha iyo howl-wadeennada warbaahinta ee Madaxtooyadda Qaranka, wasaaradaha iyo hayโ€™adaha kala duwan ee dowladda.

30- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyey deegaanka Jabad Godane ee hoostaga Xawaadley, gobolka Shabeelle Dhexe, halkaas oo lagu dilay saddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabab

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa…

February 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Awaare oo bogaadiyay qodobadii kasoo baxay shir madaxeedkii Soomaaliya iyo Masar

Qaahira, (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa bogaadiyay qodobbadii ka soo baxay shirkii…

GudahaWararka
August 15, 2024

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay wefti ka socday dalka Talyaaniga

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa maanta Muqdisho…

GudahaWararka
January 12, 2022

Maareeye ku xigeenka Dekadda Muqdisho oo shir caalami ah uga qaybgalay Faransiiska

Muqdisho (SONNA): Maamulka Dekadda Muqdisho oo uu matalayo maareeye ku xigeenka Dekadda Dr Cali Xaaji Maxamed ayaa magaalo xeebeedka Le…

GudahaWararka
September 18, 2024

Guddiga gurmadka fatahaadaha oo baaq caawimaad ah u diray Bulshada Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Xubnaha Guddiga gurmadka fatahaadaha ee uu Magacaabay Ra'iisul wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in xaaladda Magaalada Baladweyne ay…

Wararka
October 28, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023