Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: December 20, 2025
8 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025.

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Raโ€™iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed Ali.

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee dalka Sweden Mudane Benjamin Dousa.

3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, bulshada Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Madaxweynihii hore ee Puntland, Marxuum Jaamac Cali Jaamac.

4-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre aya soo xiray Shirka 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika.

5- Raโ€™iisul Wasaare Hamsa Cabdi Barre ayaa magacaabey Jamaal Maxamed Xasan iyo Ayuub Ismaaciil Yuusuf inay noqdaan Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka Hawlaha Guud.

6-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha, oo lagu qabtay Muqdisho.

7-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif Saalax Maxamed Calimee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

8-Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxeey ka doodeen Wax-ka-beddelka Sharciga Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa Soomaaliyeed, Siyaasadda iyo Xeerka Sanduuqa Qaranka ee Horumarinta Waxbarashada (NEDF) iyo Hindise-Sharciyeedyadda Difaaca Qaranka, Xuquuqda Carruurta iyo Arrimaha qoyska.

9-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Wasiirkii hore.

10- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaatay Kaarka Cod-bxinta ee ee doorashada, xilli la filayo in dhowaan la qabto doorashada goleyaasha degaanka ee gobolka Banaandir.

11- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mudane Charles Nicholas King.

12- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa furay aqoon-isweydaarsi heer qaran ah oo diiradda lagu saaray ku biirista Soomaaliya ee Habraacyada Dheeraadka ah ee Axdiyada Geneva.

13- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fadl Ali Ahmed Al-Hanak.

14- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa qaabilay Madaxa Hay’adda Caalamiga ee Laanqeytra Cas (ICRC) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Antoine Grand.

15- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya, Mudane Suleiman Dedefo Woshe.

16- Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Saxiixey Heshiiska Hagaha Hirgelinta Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubaysan.

17- Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed, oo Muqdisho u yimid ka qeybgalka Kalfadhiga 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF).

18- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane James Swan.

19- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah iyo Ganacsiga Dibadda ee Dowladda Sweden Mr. Benjamin Dousa .

20-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Prof. Salim Cali Ibrow, Ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Kozuva Group of Companies, oo ay ka mid tahay shirkadda FAVORI oo maamusha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

21- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa heshiis la saxiixday Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga, kuna dhaqan-gelinta Heshiiska Iskaashiga iyo Horumarinta Wax-soosaarka Badda.

22- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.

23- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa furay Kalfadhiga 35aad ee Caadiga ah ee Guddiga Taliyeyaasha Difaaca iyo Ammaanka ee Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF).

24- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda, Mudane Marizamunda Juvenal.

25-Wasiir Ku-Xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qayb-galay shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga ee Heshiiska Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) oo ka dhacay Marrakech, Morocco.

26- Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Serbia, ayaa booqasho ku tagay xarunta weyn ee shirkadda VISARIS, oo ka mid ah shirkadaha ugu horreeya dunida ee soo saara qalabka casriga ah ee raajada (X-ray).

27- Wasiir Ku-Xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qeyb-gashay Shir ka dhacay magaalada Beydhabo, oo ku saabsanaa Kordhinta Mashaariicda Dhismaha Waddooyinka loo yaqaan “Cobblestone”.

28-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirka wadatashiga labaad ee dib-u-eegista habraacyada qaran ee nidaamyada cuntada Soomaaliya.

29- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay ku dhowaad 90 saxafi oo Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray Habdhaqanka Warbaahinta ee xiliga Doorashada.

30-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa shir-guddoomiyay Kalfadhiga 35-aad ee Caadiga ah ee Guddiga Taliyeyaasha Difaaca iyo Ammaanka ee Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), oo ka socda magaalada Muqdisho.

31- Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Rwanda, Major General Vincent Nyakarundi.

32- Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay Warbixin Sanadeedka Waxqabadka ee Sannadka 2025, iyadoo hal-ku-dheggu yahay Xakamaynta Xuduudaheenna โ€“ Ilaalinta Dadkeenna.

33- Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo ku saabsan hagaajinta iyo horumarinta nidaamka xeer-dajinta dowladda, si loo horumariyo sharciyada hayโ€™adaha dowliga ah.

34-Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa qaabilay, Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u qaabilsan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Abdulrahman Khalil Ahmed Abakr Afandi.

35- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa ka qayb-galay Shirka 11aad ee Dowladaha Xubnaha ka ah Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (COSP 11).

36- Hayโ€™adda NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay degaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay illaa sagaal dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho,Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisal wasaare Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaan

Muqdisho.(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah…

GudahaWararka
March 20, 2023

R/Wasaare Khayre iyo Madaxweyne ErdoฤŸan oo Geneva ku kulmay

Muqdisho.(SONNA)...Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip ErdoฤŸan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada…

Wararka
December 17, 2019

Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibtay Ciidanka Xoogga

Shabeellaha dhexe(SONNA):-Mohamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, ayaa si rasmi ah isku soo dhiibay ciidamada Guutada…

GudahaWararka
July 10, 2025

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan…

GudahaWararka
November 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023