Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By SB
Last updated: November 7, 2025
6 Min Read
Share

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 07, November 2025.

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley ciyaarta kama danbeysta ah ee Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa tilmaamay in isu-soobaxa kumannaanka kun ee daawanayey ciyaarta ay muujinayso nabadda iyo xasilloonida amni ee caasimadda.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalay furitaanka Matxafka Qaran ee Dhaqanka iyo Taariikhda Masar.

3- Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dodoma uga qeybgaley caleema-saarka Madaxwaynaha la doortay ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabayay cabasho ka timid bulshada ayaa Kormeer degdeg ah ku tagay mid ka mid ah xarumaha laga bixiyo kaarka aqoonsiga qaranka ee NIRA, isagoo faray madaxda hayโ€™adda in dadka loo fududeeyo bixinta adeegga.

5- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Ciraaq, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada,maalgashiga ,kaluumeysiga, tamarta, beeraha, xoolaha iyo adeegyo kale.

6- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir ee xaafadda Buulo-xuubeey .

7- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka (Somali Internet Governance Forum), waxaana uu sheegay in loo baahanyahay nidaam iyo sharciyo cad oo loo dejiyey isticmaalka Internet-ka, si looga hortago xadgudubyada, dembiyada iyo falalka ka baxsan anshaxa dijitaalka ah.

8- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bare guddoonsiiyey haddiyad gaar ah oo uga timid Guddiga Dhismaha iyo Qalabeynta Matxafka Nabadda Soomaaliya ee Carta oo ay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya qeyb ka aheyd.

9- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) guddoonsiiyey haddiyad gaar ah oo uga timid Guddiga Dhismaha iyo Qalabeynta Matxafka Nabadda Soomaaliya ee Carta oo ay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya qeyb ka aheyd.

10- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay si wadajir ah isaga kaashanayaan Dawladda Britain (UK) iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya oo xoojinayo adeegyada daryeelka bulshada iyo taageerada qoysaska nugul.

11- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb-galay Shirkii ugu horreeyey ee hoggaamiyeyaasha Isbahaysiga Caalamiga ah ee La-dagaallanka Gaajada iyo Saboolnimada oo lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar.

12- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wasiirkii hore Mudane Yuusuf Maxamed Aaden.

13- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Cali Xaaji Aadan ayaa daahfuray mashruuc cusub oo loogu talagalay taageerada hooyooyinka iyo carruurta nugul ee ku nool deegaanada ay abaaruhu saameeyeen ee u baahan gargaar caafimaad iyo nafaqo degdeg ah.

14- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Masar, Danjire Mohamed Salah Hassan Keshtah.

15- Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro,iyagoo ka wada hadlay xiriirka u dhaxeeye Midowga Yurub iyo Hayโ€™adaha ee qaabilsan arrimaha garsoorka iyo nidaamka cadaaladda.

16- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Dawliga ee Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud Amjad Al Awadi oo isugu jiray ganacsato iyo maalgashadayaal.

17- Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ayaa Muqdisho uga qay- galay shir lagu gorfeeynayey xoojinta hayโ€™adaha amniga iyo cadaaladda Soomaaliya,oo looga dooday iskaashiga hayโ€™adaha amniga , garsoorka , nabadda iyo cadaaladda waarta.

18- Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cali Maxamed Cumar ayaa la kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u fadhiya Soomaaliya, Danjire Cabdiraxmaan Khaliil Axmed Abakr Afandi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo adkaynta iskaashiga labada dal .

19- Wasiiru-Dawlaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Nuura Mustaf Mukhtaar ayaa magaaladda Samarkand dalka Uzbekistan kaga qeyb-gashay Shirweynaha Guud ee 43-aad ee Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Cilmiga iyo Dhaqanka (UNESCO).

20- Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Xaaji Maxamed ayaa ka hadlay xiriirka saaxiibtinimada qotada dheer ee ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Yemen.

21- Maareeyaha Hayโ€™adda Aqoonsiga Qaranka Cabdiwali Maxamed Timacadde ayaa dadweynaha ku wargaliyay inay kordhinayaan waqtiga shaqada, iyo xarumaha.

22- Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada iyo socdaalka Masar inta uu socday furitaanka Madxafka Masar, iyagoo kawada hadlay arrimaha ciidamada Masar ee ka mid noqonaya Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM).

23- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa daahfuray kulan lagu soo bandhigay mashruuca Catastrophe Deferred Drawdown Option (Cat DDO), oo loogu talagalay maareynta musiibooyinka iyo ka hortagga aafooyinka degdega ah.

24- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ololaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha gaarsiiyay deegaanka Warane oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee Dowlad-goboleedka Galmudug.

25- Taliska Hayโ€™adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, kuwaas oo isku soo dhiibay ciidanka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Gudoonka Baarlamanka oo furay kulan ku saabsan geedi socodka dhammaystirka Dastuurka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha golaha aqalka…

GudahaWararka
September 23, 2025

Maali oo ka hortimid heshiis ay horay ula gashay Faransiiska

Maali- SONNA-Afhayeen u halay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa xaqiijiyay in ay darsayaan codsi uga yimid dalka Maali oo ku…

CaalamkaWararka
January 19, 2022

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain

Muqdisho,(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda…

GudahaWararka
March 4, 2024

Wasiir Biixi” Labadii bilood ee la soo dhaafay DF waxay ku guuleysatay in ay bixiso mushaaraadka iyadoo u baahan kab dibadda ah”,

Muqdisho,(SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cigeย  oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay…

GudahaWararka
October 1, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023