Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Kulane
Last updated: October 24, 2025
7 Min Read
Share

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan.

3- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber,iyagoo kawada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga.

4- Raโ€™iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika oo lagu qabtay magaalada Aswan ee dalka Masar,isagoo sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay waddada horumar waara, kana gudubtay caqabadihii hore u jiray.

5- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan.

6- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska , isagoo bogaadiyeey kaalinta warbaahinta qaranka ee uga aaddan la dagaalanka afkaarta xag-jirnimada ,wararka been abuurka iyi wacyegelinta bulshada soomaaliyeed.

7- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeeray Wasaaradaha Shaqada, Xanaanada iyo Xoolaha, Batroolka iyo Gudiga Shaqaalaha Rayidka , isagoo u kuurgalay shaqooyinka ay u hayaan bulshada soomaliyeed.

8- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha 2-aad ee u-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya, oo looga hadlayey Doorka Bulshada ee la Tacaalidda Masiibooyinka iyo Isbeddelka Cimilada.

9- Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, warbixinno la xiriira diyaar-garowga doorashooyinka hal qof iyo cod, ee la qorsheynayo in dalka laga qabto.

10- Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb galay furitaanka Kalfadhiga 151-aad ee Shirweynaha Baarlamaanka Aduunka (IPU).

11- Guddoomiyaha Maxkamadda sare, Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Nairobi ee dalka kenya uga furay aqoon isweydaarsi laamaha cadaaladda, kaas oo ku saabsan dib-u-habeynta nidaamka cadaaladda dalka.

12- Wasiirka Maaliyadda Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir-guddoomiya kulanka 26-aad ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika oo ka dhacay magaalada Washington.

13- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yuusuf Maxamed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan kula yeeshay Prof. Dr. Vedat IลŸikhan, Wasiirka Shaqada iyo Ilaalinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga.

14- Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa aqoon isweydaarsi u furay howlwadeenada waaxyaha warbaahinta ee hayโ€™adaha Dowladda Federaalka, oo diiradda lagu saaray mideynta farrimaha dowladda xilliyada lagu jiro xaaladaha deg-degga.

15- Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamuud Axmed Aadan oo ka qeybgalay Shirweynaha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Turkiga iyo Afrika ayaa kulan la la qaatay wasiirka Ganacsiga Turkiga ,Prof. ร–mer Bolat.

16- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Mukhtaar Roobow Cali ayaa gaaray Dalka Jabuuti, isagoo martiqaad ka helay Wasiirka Diinta, Dhaqanka iyo Awqaafta ee dalka Jabuuti, Mudane Muumin Xasan Barre.

17- Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa shir guddoomiyeey shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka ,oo diirradda lagu saaray wadashaqaynta hayโ€™adaha amniga ee xudduudaha,samaynta istaraatiijiyadda maareynta iyo kontoroolka xudduudaha ee isku-dhafan.

18- Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda iyo Midowda Yurub ee EUCAP ayaa kala saxiixday iskaashi rasmi ah oo ku sabsan qalabeynta xarunta Samatabixinta Dhibanaayasha Badda ee MRCC iyo mashaariicda lagu xoojinayo horumarinta Dekedda magaalada Muqdisho.

19- Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Cilmi Maxamuud Nuur ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday dawladda Vietnam, oo booqosho ku yimid dalka .

20- Wasiiru Dowlaha Beeraha iyo Waraabka Asad Abdirasaq Maxamed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar uga qayb galay shirka 8-aad ee Toddobaadka Biyaha Qaahira kaas oo looga hadlay ka hortagga biyo yaridda iyo isbeddelka cimilada .

21- Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa booqasho shaqo ku tagay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose,oo dhawaan laga saaray Khawaarijta.

22- Wasiir Ku-Xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamuud Cabdullahi Axmed ayaa bogaadiyay tallaabada uu Golaha Shacabka ku ansixiyay heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA).

23- Safiirka Soomaaliya ee dalla Tanzania iyo (EAC) Ilyaas Cali Xasan ayaa booqasho ku tagay magaalada Kinshasa ee caasimadda dalka DRC Congo.

24- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay tirada rasmiga ah ee iska diiwaan gelisay doorashooyinka tooska ee gobalka Banaadir oo gaaraya 923,220 oo qof, kuwaa oo diyaar u ah in ay codkooda ku doortaan cidda hoggaamineysa.

25- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliska Caalamiga ee (INTERPOL ) ayaa dalka Rwanda ka soo qabtay eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud oo ku eedeysan kufsi, duubis muuqaalo anshax xumo ah, iyo tacaddi loo geystay gabdho Soomaaliyeed.

26- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maxamed Shire ayaa la kulmay Wakiilka Ururka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Etienne Peterschmitt.

27- Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Ilyas Cali Xasan ayaa nuqulka waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo Marwo Thรฉrรฉse Kayikwamba Wagner.

28- Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka ee Afrika, oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):- 1- Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan, iyagoo…

GudahaWararka
July 18, 2025

Madaxweynaha DG Hirshabelle oo kulan la qaatay Maamulka & Odayaasha degmada Mahadaay

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo Odayaasha degmada Mahadaay…

GudahaWararka
November 16, 2023

Wasiirka dhallinyarada XFS oo muqdisho kusoo dhoweeyay ciyaartooy caalami ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa…

GudahaWararka
May 27, 2025

Dowladda oo boogaadisay guulaha ciidanka qaranka ay ka gaareen dagaalkii ka dhacay duleedka Ceel-dheer

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala ayaa maanta ka hadlay guulaha…

Gudaha
September 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023