Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbaahinta qaranka oo heshay xogta horjoogayaal sare sare oo laga dilay Khawaariijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Warbaahinta qaranka oo heshay xogta horjoogayaal sare sare oo laga dilay Khawaariijta
MaqaalladaWararka

Warbaahinta qaranka oo heshay xogta horjoogayaal sare sare oo laga dilay Khawaariijta

By SB
Last updated: February 18, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Warbaahinta Qaranka ayaa ogaatay in weeraradii ugu dambeeyay ee kooxda Khawaarijta looga dilay xubno muhiim u ahaa oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta.howlgalkan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa deegaanka, iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu dilay in ka badan 300 oo ka tirsan kooxda Khawaarijta ah meelaha ay kaga dhuumaalaysanayaan deegaanada maamulada Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland.

Howlgalka oo socday in ka badan 72 saacadood ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday, laguna cirib tiray dhowr horjooge oo ay ku jiraan horjoogeyaashii degmooyin kala duwan,sida Salaad Maxamed Siyaad oo ahaa horjoogihii u qaabilsanaa qaadista lacagta baada ah iyo dhaca xoollaha gobolka Sh/dhexe,Yuusuf Cali Sheekh oo ahaa horjoogihii degmada Fiidow,Cabduqaadir Nuur Guuleed ( Dabaashe) oo ahaa horjoogee sare iyo Maxamed Indhofiiq oo ahaa Horjoogihii watay khawaariijtii lagu laayay aagga Afcad,waxa sidoo kale khawaariijta lagala wareegay hub iyo agabkii ay wateen, sidoo kale waxaa la bur buriyay saldhigyadii ay ku dhuuman jireen khawaariijta.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Sheekh Cadaala oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha arxanka daran ee khawaariijta.

waxaa howlgalka lagu soo qabtay maleeshiyaad badan oo isugu jira dhaawacyo iyo kuwo caafimaad qaba oo uu ku jiro horjoogihihii ugu muhiimsanaa ee dhanka caafimaadka iyo amniga gobolka Mudug, Salmaan Daahir. Sidoo kale, ciidamada qaranku waxay ku guulaysteen inay ka hortagaan koox khawaariij ah oo isku dayey inay u baxsadaan meelo kala duwan, taas oo si weyn hoos ugu dhigtay awoodooda inay dhibaato geystaan.

Inta la xaqiijiyay howlgaladan waxaa ku shahiiday 5 Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, halka 7 kalena ay ku dhaawacmeen.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Galmudug oo soo dhoweeyay xeerka Saxaafadda

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta…

Wararka
August 27, 2020

Dalalka Qadar iyo Baxreyn oo ku howlan soo celinta xiriirkii dibolomaasi

Dalalka Qatar iyo Baxrayn ayaa wada dadaal lagu soo celinaayo xiriirkii diblomaasi ee u dhaxeeyay labadaasi dal,isla markaana lagu xallinaayo…

Caalamka
April 13, 2023

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta C.I.D-da iyo Dugsiga barbaarinta Carruurta Booliska

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmad Firin iyo Agaasimaha Miisaaniyadda Dowladda ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmad Cabdi…

GudahaWararka
February 22, 2023

Tirada dadka ku dhintay Turkey iyo Syria oo kor u dhaaftay 24-kun

Tirada dhimashada ee dadka ku waxyeeloobay Turkiga iyo Suuriya ayaa mareysa in ka badan 24,000,iyadoo dadaalka samatabbixinta ay weli ka…

Caalamka
February 11, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023