Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbaahinta qaranka oo booqatay xaruntii ugu weynad ee khawaariijtu ku askarayn jirtay Caruurta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Warbaahinta qaranka oo booqatay xaruntii ugu weynad ee khawaariijtu ku askarayn jirtay Caruurta
MaqaalladaWararka

Warbaahinta qaranka oo booqatay xaruntii ugu weynad ee khawaariijtu ku askarayn jirtay Caruurta

By SB
Last updated: March 6, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaariijta ah ee ku caan baxday ka been sheegida iyo dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale waxay ku kacday jariimooyin iyo tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ka dib markii ay ku kaceen in ay askareeyaan caruurta aad u da’ada yar taas oo kasoo horjeeda shareecada Islaamka,xeerarka caalamiga ah iyo dastuurka Federaalka Soomaliya,deegaanka Al-kawsar oo hoos taga degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka mid ahayd goobaha ugu waaweyn ee kooxdu ku tababarto caruurta ay askaraynayso.

Magaaladan ayaa dhowaan laga xoreeyey kooxda khawaariijta hawlgal ay ciidanka qaranka oo kaashanaya xoogaga dib u xoraynta deegaanku ka fuliyeen halkaas,warbaahinta qaranka ayaa deegaanka ku gaartay safar ay ugu kuur gelayso xaaladda deegaanka oo mudo gacanta ugu jiray kooxda khawaariijta halkaas oo ay warbaahintu booqatay goobihii kooxdu ku dhibaatayn jirtay caruurta ay xoogga kaga soo wadato waalidiintood.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in khawaariijtu caruurta xoog uga soo wadan jireen waalidkood ka dibna halkan ku askarayn jireen”meeshan waxay ahayd meel ay u yaqaaniin jamacadda,jaamacad na ma ahayn ee waa goob ay ku dhibaatayn jireen ilmaha masaakiinta ah,ilaahay ayaana ka xoreeyey,ilamaha halkan kasoo baxaa waxay ahaan jireen kuwa is qarxiya”ayuu yiri mid ka mid ah shacabka magaaladda oo la hadlay warbaahinta qaranka.

Kooxda ayaa sidoo kale shacabka ku khasbi jirtay in ay keenaan caruurtooda tan oo ka dhigan in kooxdu wax diin ah lahayn maadaama diinta islaamka ogolayn dulmiga loo geysto caruurta”jiingadahan waxay ku xerayn jireen caruurta,annaga way naga haajiriyeen waxay na dhaheen wax aad tihiin murtadiin naguna diin ma tihidin”sidaas waxa warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah shacabka ku nool deegaanka Al-kawsar.

Sidoo kale kooxda khawaariijtu waxay xireen Schoolkii magaalada iyagoo u bedelay xabsi ay dadka ku ciqaabaan iyo xafiisyo,deegaanka ayaa sidoo kale waxa ka hayaamay xoollo dhaqatadii deegaanka ka dib culays iyo dhibaatooyinka joogtada ah ee kooxda khawaariijta kala kulmayeen.

Shacabka deegaanka Al-kawsar ayaa Dowladda iyo Ciidanka qaranka uga mahadceliyey in ay ka xoreeyeen kooxda khawaariijta oo deegaankan ka geystay tacadiyo iyo dhibaatooyin daran.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo faray saraakiisha in shacabka loo fududeeyo adeega baasaboor bixinta

Muqdisho, (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Ahmed Said Mohamed oo manta kulan gaar ah kula qaatay…

GudahaWararka
December 11, 2024

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheikh Maxamed Bin Zaayid

Muqdisho(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal…

GudahaWararka
February 2, 2022

Saraakiil Sare oo loo soo gabagabeeyay tababar ay qabanqaabisay Safaaradda Mareykanka

Muqdisho, (SONNA): Saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Muqdisho loogu soo gabagabeeyay…

GudahaWararka
November 14, 2024

Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u furay howl wadeenno ka tirsan bahda cadaaladda+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta furay wajiga saddaxaad ee tababar la siinayo macalimiinta Garsoorka Dalka, kaasi oo…

GudahaWararka
November 2, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023