Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka
    December 10, 2025
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay 148 muwaadin oo la soo celiyey
    December 10, 2025
    Soomaaliya oo maanta laga xusayo maalinta caalamiga ah ee xuquuqul insaanka
    December 10, 2025
    Guddiga fulinta IMF oo soo gabangabeeyey dib u eegista 4-aad ee qorshaha ka dib deyn cafinta Soomaaliya 
    December 9, 2025
    Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay
    December 9, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wafdi uu horkacaayo  Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Beledweyn
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi uu horkacaayo  Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Beledweyn
GudahaWararka

Wafdi uu horkacaayo  Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Beledweyn

By Axmed Caato
Last updated: June 23, 2021
1 Min Read
Share

Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya  Soomaaliya Per Lindgarde iyo xubno kale oo ka socda beesha caalaamka ayaa  maanta gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Maamulka gobalka, kan degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wayn usoo dhaweeyay wafdiga.

Wafdiga ayaa kormeer ku sameeyay mashaariic horay qeyb kamid ah looga  fuliyay gobalka, iyagoo sidoo kale tagay meelo kale oo  ka mid ah magaalada Beledweyn una baahan in loo sameeyo biyo xireen.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada…

December 10, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliska Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar oo ka digay ka ganacsiga maandooriyaha

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha howlgelinta Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar Sharma’arke Caddow Tuur-Yare ayaa sheegay in dowladda hoose ay ka go'an tahay la dagaallanka…

GudahaWararka
March 20, 2024

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose oo booqday Buundada Qoryooley oo dib loo dhisayo

Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray  buundada degmada Qoryooley…

Wararka
July 7, 2020

Galmudug oo bogaadisay koboca waxbarasho ee ka jira Gobolka Mudug

Qaar ka mid ah maamulka Galmudug ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Magaalada Gaalkacyo oo lagu maamuusaayey dhiirigalinta koboca waxbarasho…

Gudaha
January 7, 2023

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Muqdisho…SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa…

Gudaha
October 4, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023