Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkiga 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkiga 
GudahaWararka

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkiga 

By SB
Last updated: May 23, 2025
3 Min Read
Share

Ankara(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar ( Cadaala) iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban Ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha Mudane Cabdirisaaq Cali Ibraahim, Afhayeenka Xukuumadda ahna Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’isulwasaaraha Farxaan Maxamed Jimcaale, Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Maxamed Aadam Dugoow, Agaasimaha Istiraatiijiyada Warbaahinta Wasaaradda Warfaafinta Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdifitaax Daahir Jeyte iyo Lataliyayaal sare oo ka socda Xafiiska Madaxweynaha oo booqasho khibrad wadaag shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa xafiiskiisa ku booqday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mudane Prof. Burhanettin Duran oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga iyo Mas’uuliyiin ka socotay Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka ee Madaxtooyada Turkiga.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Turkiga Mudane Fatxudiin Cali Maxamed, waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, waxaa lagu adkeeyay isku xirka labada shacab iyo ladagaalanka dacaayadaha iyo been abuurka ka dhanka ah xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee labada dal.

Mudane Cabdiraxmaan Cadaala Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu mahad celiyay martigalinta dowladda Turkiga ee Wafdiga iyo abuuridda jawi khibrad wadaag heersare ah oo kor u qaadaya xiriirka labada dowladood ee dhinaca Warfaafinta.

“ Waxaan ku faraxsanahay in halkaan naloogu soo dhaweeyay si fiican, aan yeelanay kulamo mirodhal ah iyo aqoon isweydaarsi, waxaan booqanay xarumaha Warbaahinta dalkan Turkiga oo ka mid ah kuwa ugu xooggan caalamka iyo Warshadda tiknoolajiyadda ee soosaarta agabka Difaaca ee Havelsan, waxaan u mahad celinaynaa si guud dowladda Turkiga, si gaar ah Agaasinka Warbaaahinta ee Madaxtooyada Turkiga iyo Hay’adaha kale ee aanu kulanay” ayuu yirri Wasiir Caddaala

Wasiir Ku xigeenka ayaa intaa ku daray in Iskaashiga Warbaahinta labada dal ay xilligani tahay muhiim, Soomaaliyana ay ka faa’iidayso khibradda Turkigu u leeyahay Casriyaynta Warbaahinta, dhismaha aragtida dadweynaha, ka hortaga been abuurka iyo marin habaabinta

Prof. Burhanettin Duran, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyada Turkiye ayaa uga mahad celiyay wafdiga Wasiir ku xigeenka Warfaafinta imaashaha dalka Turkiga iyo kulamadii khibrad wadaag ahaa ee la yeesheen Hay’adaha Warbaahinta Turkiga.

“ Labada dal waxa ay leeyihiin calaaqaad qoto dheer oo ku dhisan iskaashi walaalnimo, iyo saaxiibtinimo, Arrinta xiriirka Warbaahinta waa jiha cusub oo aan doonayno in aanu iska kaashano maadaama ay jiraan xaalado wadajir ah oo ay wajahaan labada dal, sida qatarta marin habaabinta, been abuurka, casriyaynta Warbaahinta iyo Baraha Bulshada, waxaan doonaynaa in aan ku sii xoojinno xiriirkeena soojireenka ah’ ayuu yirri Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda.

Wasiir Cadaala iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale booqday xarunta Agaasinka Maxaxtooyada Turkiga ee Xiriirka iyo Warbaahinta, wakaalada Wararka Turkiga ee Andulu, Xarunta Raadiyaha iyo Telefishinka Turkiga ee TRT iyo Xarunta shirkadda Havalson ee samaysa qalabka dagaalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere

Muqdisho.(SONNA)...ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa   xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee…

Wararka
January 12, 2020

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay dhiggiisa dalka Sweden

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Boqortooyada Sweden, Mudane Pål…

GudahaWararka
October 7, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Japan uga mahadceliyay qalabka ka hortagga Walxaha Qarxa

Muqdisho (SONNA) -Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Japan agab ay ugu deeqday…

Wararka
November 21, 2024

Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah

Gado(SONNA):-Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da'ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah…

GudahaWararka
November 6, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023