Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waayeelka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo si weyn uga qayb qaatay codbixinta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waayeelka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo si weyn uga qayb qaatay codbixinta
GudahaWararka

Waayeelka iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo si weyn uga qayb qaatay codbixinta

By SB
Last updated: December 25, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga bilaabatay doorashada Golaha Deegaanka, taas oo markii ugu horreysay 57 sano kadib lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo waayeelka ayaa si weyn uga qayb qaatay doorashada maanta iyadoo lagu arkayey safafka iyo goobta codbixinta iyagoo ka dhiibanaya codkooda,halkaas oo kula hadleen Warbaahinta qaranka ugu horayn dadkii ay waraysatay Warbaahinta Qaranka ayaa yiri “saakay waaberigii ayaan imid si aan codkayga u dhiibto,” ayuu yiri mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Xasan Maxamed Nuur Afrax, oo ah 83 jir codkiisa ka dhiibtay degmada Yaaqshiid “In aan codeeyo waxaan soo bilaabay 1960, welina ma arkin doorasho ka ammaan badan kana dad badan.”

Hooyo Hindiya oo 70 jir ah ayaa sidoo kale tiri: “Maanta codkayga ayaan ku ciilbixiyay anigoo da’ ah, aad baan ugu faraxsanahay.”

Sidoo kale Maama Faaduma Maxamed Cumar oo 76 sano jir ah “Anigoo dhallinyaro ah ayaa iga dambeysay in aan Xamar ka codeeyo, maanta qalbigeyga ayaa ka ilmeeyay markaan arkay nabadda aan heysanno.”

Mahdi, oo ah wakiilka dadka baahiyaha gaarka qaba ee degmada Heliwaa, ayaa sidoo kale yiri: “Codkayga saakay waan ku cibaadeystay, dadka si nabad ah ayay u codeynayaan.”

Goobaha codbixinta ee degmooyinka caasimadda ayaa weli si habsami leh uga socda, halkaas oo ay ku sugan yihiin wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka. Muqdisho ayaa markale yeelanaysa Golaha Deegaanka oo kusoo baxay doorasho dadweyne, kadib in ka badan nus qarni.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka islaamka

Muqdisho,(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha…

GudahaWararka
December 14, 2023

Ciidanka Booliiska oo faahfaahin ka bixiyey Weerar naftii halignimo ah oo kooxda Khawaarijtu ka geysatay Degmada Kaxda

Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyey Weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu xalay ku qaaday Saldhiga Booliiska Degmada…

GudahaWararka
August 23, 2023

Madaxweynaha JFS oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Masar

Muqdisho(SONNA):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah…

GudahaWararka
January 9, 2024

Guddoomiye sheekh Aadan oo qaabilay danjiraha dalka taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu…

Wararka
March 19, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023