Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyed oo warsaxaafadeed ka soo saaray walaac hor leh oo la xiriira Coronavirus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyed oo warsaxaafadeed ka soo saaray walaac hor leh oo la xiriira Coronavirus
Wararka

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyed oo warsaxaafadeed ka soo saaray walaac hor leh oo la xiriira Coronavirus

By Kulane
Last updated: April 6, 2020
3 Min Read
Share

Ururka Dhakhaatiirta  Soomaaliyeed ayaa manta oo soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan halista iyo faafidda Coronavirus.

Warsaxaafadeedkaan waxa uu u qornaa sidata

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed markuu arkay xaalada cudurka COVID-19 ee dalka
Soomaaliya waxa uu soo saaray qodobadaan hoose:

1-Ururka waxa uu bogaadinayaa dadaalada madaxda qaranka ee ku aadan ka hortaga iyo
xakameynta cudurka COVID-19

  1. Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed markuu arkay bukaano dhowr ah oo leh
    calaamadaha tuhunka ee COVID-19 kuwaa oo booqday xarumaha caafimaadka ee
    muqdisho una baahan baaritaan, waxaan bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaynaa inay
    jiri karto suurtagalnimada in cudurka COVID-19 uu si hoose bulshada ugu faafayo
  2. Si loo yareeyo khatarta cudurka iyo ku faafidiisa bulshada, Ururka dhakhaatiirta
    Soomaaliyeed waxa uu bulshada Soomaaliyeed ku adkeynayaa in ay raacaan dhamaan
    talaabooyinka wacyigelinta ee loo jeediyay sida kala fogaanshaha, nadaafada guud,
    gacmo dhaqashada iyo la xiriirka xaruma loogu tala galay COVID19 hadii qofku isku
    arko calaamado, sidoo kale waa in bulshadu aysan qarsan cudurka ama aysan diidin in la
    geeyo xarumaha daaweynta cudurka COVID-19.
  3. Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxaan ku baraarujineynaa in ay bilaabaan taxadir dheeri
    ah ayna nafsadooda baadbaadiyaan marka koowaad si ay bulshada u badbaadiyaan
    xirtaana PPE, Face Mask, Glovesc inta ey ka helikaraan marka ay la tacaamulayaan
    bukaanada imaanaya isbitaalada.
    Mogadishu- Somalia5. Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa uu u usheegayaa bulshada Soomaaliyeed in
    Ururka la talin, baraarujin iyo awood kasto uu ku daray Wasaarada caafimaadka ee
    dowlada federaalka Soomaaliya Balse Ururka Dhakhaatirta Somaliyeed waxa uu
    dareemayaa in aan la dhamaystirin dhamaan baahiyaha lagula tacaali lahaa cudurka
    COVID19 sida qalabeynta xarumaha daaweynta COVID19 iyo diyaarinta shaqaale
    caafimaad oo aqoon u leh la tacaalidda iyo daaweynta cudurka, Sidaas daraadeed
    Ururka waxaa uu ku talaniyaa in dhamaan hay’adaha dowladda, Wasaaradaa
    Caafimaadka, ganacsatada, culumada, Ururadda aan dowliga eheen iyo Ururka
    Dhakhaatiirta Somaliyeed in ay si wadajir u dardargaliyaan hawlaha dhameystirka
    baahiyaha lagula tacaali lahaa cudurka COVID19.
  4. Gabagabadii waxaan Umada Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay masuuliyad isi
    saaraan ayna qaataan talooyinka caafimaad ee ku aadan ka hortaga cudurka COVID19
    ayna qarsan xanuunka una dhago nuglaadaan talooyinka Caafimaad ee Ururka
    Dhakhaatiirta Soomaaliyeed.
    Waxaan allah ka baryeynaa in uu umada soomaaliyeed meel walbo oo ey joogaan uu ka
    badbaadiyo halista Cudurka COVID-19.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan isbarasho ah la qaadatay haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah kula…

GudahaWararka
January 13, 2025

Xildhibaanad BJFS oo ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada…

GudahaWararka
December 9, 2023

Howlgal ka dhan ah hubka sharci darrada ah oo ka socda Dh/mareeb

Dh/mareeb-(SONNA)-Ciidanka Ammaanka ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka bilaabeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug,Ciidamada ayaa xalay…

Wararka
November 20, 2019

Shirka sannad laha ah ee Garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (SONNA)-Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed…

Wararka
January 13, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023