Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š
    February 7, 2026
    Mudanayaasha labada aqal ee BJFS oo ka dooday cutubka afraad wax ka bedelka Dastuurka KMG ah
    February 7, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay sii hayaha safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya
    February 7, 2026
    Daah furka xeerka shaqada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka socda
    February 7, 2026
    wasiir kuxigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo munaasabad soo dhoweyn ah xalay loogu sameeyey London
    February 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
Caalamka

Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya

By Kulane
Last updated: November 7, 2025
1 Min Read
Share

Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha Suuriya Axmed Shara iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Enes Hattab .

“Waxaan soo dhaweynayaa Qaraarka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ee Lambar 2799 (2025), kaas oo ka saaraya Madaxweynaha Suuriya Axmed Shara iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Enes Hattab, liiska cunaqabataynta ee khuseeyay,” ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oncu Keceli.

Afhayeenka ayaa xusay in tallaabada ay ku dhaqaaqeen Qaramada Midoobay ay fududeyneyso isdhexgalka Suuriya ee bulshada caalamka iyo in la hubiyo xasillooni iyo horumar waara oo ka dhaca gobolka.

“Waxaan sii wadi doonnaa taageerada tallaabooyinkaan iyo kuwa la midka ah ee loogu talagalay in lagu saxo waxyaabihii horay uga dhacay Suuriya iyo in gacan la siiyo maamulka cusub,si ay uga sgaqeeyaan horumarka dadkooda iyo dalkoodaโ€ayuu yiri afhayeenka.

Khamiistii, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar qabyo ah oo Madaxweynaha Suuriya Ahmad al-Sharaa iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Anas Khattab looga bixinaayo liiska cunaqabataynta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

Muqdisho,(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga…

February 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Toogasho ka dhacday meel u dhow Hebroon oo lala beegsaday laba Israaโ€™iil ah

Haweeney Israaโ€™iili ah ayaa dhimatay nin kalena waxaa soo gaaray dhaawac halis ah,kadib markii rasaas lagu furay gaari marayey wadada…

Caalamka
August 21, 2023

Ku dhowaad 40 qof oo ku dhimatay dab ka kacay xabsi ku yaalla Indonesiya

Jacarta-(SONNA)-Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore…

CaalamkaWararkaWargayska
September 8, 2021

Shiinaha oo ka digay qas iyo colaado ka dhacda Aasiya

R/ wasaaraha Shiinaha Li Qiang ayaa yiri โ€œAasiya waa inay ka fogaato qas iyo isku dhac haddii kale mustaqbalka gobolka…

Caalamka
March 30, 2023

Caalamka oo cambaareeyay xasuuqa Israel ay ku heyso dadka gargaar doonka ah

Wasaaradaha arrimaha dibadda, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqda ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa'iil ay ku dishay in ka…

Caalamka
March 1, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023