Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay saraakiishii fulisay hawlgalkii wadada Muqdisho-Baydhabo
    April 1, 2026
    Hawlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Shabeelooyinka
    March 31, 2026
    Dowladda oo ahmiyad gaar ah siinaysa abaaraha iyo sugnaanta cunnada
    April 1, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galay Geneva
    March 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 3-aad)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 3-aad)
MaqaalladaWaxbarashada

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 3-aad)

By Ruush Abdullahi
Last updated: June 19, 2023
3 Min Read
Share

Qeybtan 3-aad waxaan uga hadleynaa WAXBARASHADA SOOMAALIYA XILLIGII KACAANKA.

Markii Ciidamadu la wareegeen talada dalka sanadkii 1969-kii waxaa isbeddel ku dhacay nidaamkii tacliinta ee dalka maadaama mabaadi’ cusub oo dalku ku dhaqmayo lagu dhawaaqay,  Xilligaasi tallaabta uu kacaanku u qaaday dhanka tacliinta waxaan u kala qaadaynaa mid uu ku ammaanaa meelaha qaarkood halka lagu dhaliilayo meelaha qaar.

B- Dhanka Ammaanta:

1- Baahinta tirada dugiyada gobollada iyo degmooyinka dalka. Marxaladdaasi waxaa dalka oo dhan la gaarsiiyey dugsiyada, si mar qura gobollada iyo degmooyinka oo idili isula jaan qaadaan oo tacliin mideysan loo helo.

2- Qoridda afka Soomaaliga. Qoridda afka Soomaaligu wuxuu mideeyey Manhajka waxbarashada marxaladaha aasaasiga ee dalka oo dhan.

3- Waxbarashada lacag la’aanta ah.Waxbarashada xilligaasi jirtay oo ahayd mid lacag la’aan ah, waxay suuragalisay inay waxbarashada u sinnaadaan qaybaha bulshada hodanka ah iyo kuwa saboolba.

4- Soomaaliyeynta Manhajka waxbarashada ee marxaladda aasaasiga. Manhajkii waxbarasho oo la Soomaaliyeeyay wuxuu sahlay waxyaabo fara badan oo dahsoonaa iyo in la isu soo dhaweeyo kala duwanaanshihii luuqadaha waxbarashada.

5- Abuuridda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed(J.U.S).  Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (J.U.S) waxay soo saartay aqoonyahanno badan oo kala takhasusyo duwan, isla mar ahaantaana dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax weyn u taray.

6- La dagaallanka Jahliga. Waxaa tusaale wanaagsan u ah Ololihii Horumarinta Reer Miyiga ee lagu ciribtirayay jahliga oo uu ugu horreeyo wax qoris iyo aqrin la’aanta, taasoo ciribteeda la mahdiyey.

T-Dhanka Dhaliisha:

Dhaliil waa jirtay balse waxaa  qarinaya heerka waxbarasho oo uu dalka gaarsiiyay Maamulkii Kacaanka ahaa.

WAXBARASHADA SOOMAALIYA BURBURKA KA DIB.

Sida ay u jirtay xilliyadii hore dhaliil iyo ammaan nidaamyadii waxbarasho ee xilligaan ka horreeyey ayuu nidaamka waxbarasho ee hadda jira uu leehay dhan san iyo dhan u baahan in la saxo.

B-Dhanka Ammaanta:

1- Hey’adaha gaarka loo leeyahay oo gacanta ku hayo waxbarashada dalka.

2- Tartan wanaagsan oo u dhaxeeya hey’adaha waxbarashada gacanta ku hayo si loo helo waxbarasho tayeysan.

3- Kororka Jaamacadaha ahliga ee dalka.

4- Deeqaha waxbarashada dibadda ee ardayda Soomaaliyeed oo aad uga badan xilliyadii hore.

5- Wacyiga diiniga ee ardayda maanta oo aad uga sarreeya kuwii hore.

 

T- Dhanka Dhaliisha:

1- Burburka baahsan ee soo gaaray hey’adihii waxbarashada.

2- Maqnaanshaha kaalintii xukuumadda ee ku aaddanaa kormeerka hey’adaha waxbarashada, inkastoo ay xukuumadda hadda ka jirta dalka ay u istaagtay dib habeynta waxbarashada iyo daryeelka Macallinka Soomaaliyeed.

3- Macallimiinta tababaran oo aad u yar.

4- Kala duwanaanshaha dhinaca manaahijta dugsiyada shaqeeya.

5- Waddaniyadda iyo aqoonta bii’ada Soomaaliyeed oo aad ugu yar ardayda maanta.

La soco qeybta 4-aad

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarigga…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaariijta oo dab qabadsiiyey deegaan ku yaalla koonfurta gobolka Mudug

Muqdisho(SONNA):-Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa tacadiyo aad u fool xun u geystay shacabka Soomaaliyeed, kadib markii ay ku xad gudbeen xurmada naf,…

MaqaalladaWararka
March 18, 2023

Digniinta Duufaanta Laly oo soo kordhaysa (WARBIXIN)

Inkastoo hadda la gudagalayo xilliga Xagaagga oo ay kacaan dabeylaha Maansoorka ee  dhinaca Xeebaha ah, islamarkaana la galayo Bad-xiranka oo…

GudahaMaqaallada
May 29, 2024

Khilaaf xoog leh oo soo kala dhex galay Khawaarijta iyo beelaha degaannada bariga gobolka Galguduud (Warbixin)

Muqdisho,(SONNA):- Xiisad aad u adag oo u dhaxeyso maleeshiyada Al-shabaab ee gabalkooda sii dhacaya iyo odayaasha dhaqanka beelaha dega degmada…

Maqaallada
July 25, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh” Inaan gob noqona waxaa naga xiga saddex waxyaabood oo muhiim ah”

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeedinayay kumanaan shacab ah oo ka qeyb galay…

Maqaallada
July 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023