Taliyaha ciidamada mucaaradka dalka Liibiya Khalifa Haftar ayaa ka tagay magaalada Moosko isagoo aan saxiixin heshiis isku day ah oo la doonaayey in lagu sameeyo xabad joojin wax ย ka tarta dagaalada ka holcaya dalkaasi ,sida laga soo xigtay Wasiirka Arimaha \Dibadda ee Raashiya.
. Kadib saacado wadaxaajood ay soo qaban qaabiyeen Ruushka iyo Turkiga, Haftar ayaa fiidnimadii Isniinta wuxuu codsaday ilaa subaxa Talaadada inuu fiiriyo heshiiskii ay horay u wada saxiixeen Fayez al-Sarraj, oo ah Madaxa dowladda ay aqoonsaday Qaramada Midoobay.
Ilo wareeedyo laga helay Liibiya ayaa xaqiijiyey bixitaanka Haftar,iyadoo qabyo-qoraalka heshiiskaasi uu diiday ay ka maqan yihiin dalabyo badan oo ciidanka Liibiya ah,” ayuu yiro โHaftar oo u waramay ย telefishanka Al Arabiya.
Ma jiro wax horumar ah oo ka soo baxay wadahadallada aan tooska ahayn ee u dhexeeya kooxaha ku dagaallamaya gudaha dalkaLiibiya.