Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada oo Urdun uga qeyb galay Shirka la dagaallanka socdaalka Sharcidarada ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada oo Urdun uga qeyb galay Shirka la dagaallanka socdaalka Sharcidarada ah
GudahaWararka

Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada oo Urdun uga qeyb galay Shirka la dagaallanka socdaalka Sharcidarada ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 20, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/Sare. Muxudiin Axmed Cusmaan, ayaa Magalaada Amaan ee dalka Urdun uga qeyb galey shir ay soo qaban qaabisey Wasaarada Amniga Dalka Urdun/Jordan, IOM iyo Jaamacada Daraasadka Amniga ee Naรฏf.

Shirkaaas oo soconaayey 3 casho 15 – 18 July 2025, ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiinta dhigiisa ah ee Dowlaha Jaamacada Carabta, waxaana diirada lagu saarey la dagaalanka Socdaalka sharcidarada ah oo Tahriibka qeyb ka yahay, kaas oo dhibaato badan ku haayo Caalamka gaar ahaan dalaka Geeska Afrkica, ayadoo mudooyinkii ugu dambeeyey Soomaaliya ay kordhayeen kiisaska la xariirka Dembiyada lagu galo Tahriibinta.

Taliyaha ayaa ka jeediyey Shirka soojeedin ku saabsan sida Ciidanka Boliiska uu ula tacaalo dambiyadaas gaar ahaan Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo sidii la iskala kaashan lahaa la dagaalanka dembiyadaas heer Gobol iyo mid Caalami.

Taliyaha, ayaa sidoo kale ka qeyb galey Pannel looga hadlaayey qataraha Tahriibka iyo Doorka kaga aadan Hayโ€™ada Amniga oo ugu horeeyo Boliiska Gaar ahaan ahaan Hoggaanka Baarista Dembiyada ( CID) kaas oo si faahfaahsan ugu falanqeeyey Marxalada Tahriibinta ee Dalka ka jira iyo Waxyabaaha keena.

Wasaaradaha iyo Hayโ€™adaha ka qeyb galey shirka ayaa si wada jir ah hoosta uga xariiqey in ay kordhin doonaa gacansiinta dhanka Tababarada, Qalalbka iyo la talinta Hayโ€™adaha Amniga ay ugu horeyso CID-da iyo Hayโ€™ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha si ay awood buuxda uga yeelan lahaayeen la- dagaalanka Tahriibka iyo Guud ahaan dembiyada Abaabulan.

Ka qeybgalka shirkaan, ayaa muhiimad gaar ah u leh Hayโ€™adaha Amaanka gaar ahaan Boliiska Soomaaliyeed oo leh masuuliyada koowaad ee la dagaalanka, Yareynta iyo Ciribtirka Dembiyada nuucaan ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

General Biixi oo shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada โ€œSAWIRROโ€

Bacaadweynโ€ฆSONNAโ€ฆTaliyaha ciidanka dhulk xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada goobaha ay…

GudahaWararka
July 21, 2021

Taliyaha Ciidanka dhulka oo gaaray degmada Masaggawaay

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Janaraal Dayax Cabdi Cabdulle oo gaaray magaalada Mesaggaway ee Gobalka Galgaduud ayaa halkaas kula hadlay cutubyo ka…

GudahaWararka
June 11, 2024

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u magacaabay Cabdiraxmaan Axmed Xayle wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo hormarinta…

GudahaWararka
March 2, 2025

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo Soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda ee ay wada galeen soomaaliya…

GudahaWararka
February 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023