Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo si weyn u Xustay 10-Sano Guuradii ka soo Wareegtay markii Soomaaliya ay Saxiixday Heshiiska Xuquuqda Carruurta (CRC)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo si weyn u Xustay 10-Sano Guuradii ka soo Wareegtay markii Soomaaliya ay Saxiixday Heshiiska Xuquuqda Carruurta (CRC)
GudahaWararka

Soomaaliya oo si weyn u Xustay 10-Sano Guuradii ka soo Wareegtay markii Soomaaliya ay Saxiixday Heshiiska Xuquuqda Carruurta (CRC)

By SB
Last updated: November 20, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah u xustay sanad-guurada 10-aad ee ka soo wareegtay markii ay dowladda Soomaaliya si rasmi ah u saxiixday Heshiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Carruurta (CRC).

โ€‹Munaasabaddan ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, waxaa kasoo qayb-galay Golaha Wasiirrada oo uu hoggaaminayay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyadoo ay sidoo kale goobjoog ahaayeen arday, macallimiin, bulshada rayidka ah iyo saaxiibada caalamka.

โ€‹Shirka ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista guulaha la gaaray tobankii sano ee la soo dhaafay, xaqiijinta badqabka ubadka, iyo xoojinta wadashaqaynta hayโ€™adaha dowladda iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah si loo horumariyo daryeelka carruurta Soomaaliyeed.
โ€‹Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay jiritaanka qaranka:

โ€‹”Waxaa noo muuqatay haddii ilmuhu waxbarasho laโ€™aan yahay, in ay la mid tahay dalka oo aan mustaqbal lahayn. Si dalkeennu mustaqbal u yeesho, waxaa fure u ah in ilmaha Soomaaliyeed mustaqbal loo abuuro oo ay helaan waxbarasho iyo barbaarin wanaagsan.”

โ€‹Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, dadaalka hagar la’aanta ah ee ay ugu jirto horumarinta iyo difaacidda xuquuqda carruurta. Wuxuuna ku boorriyay dhammaan hayโ€™adaha dowladda, bulshada rayidka ah, iyo hayโ€™adaha caalamiga ah in ay mideeyaan dadaalladooda ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta mustaqbalka ubadka.

โ€‹Ugu dambayntii, Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka ayaa mar kale ku celisay sida ay uga goโ€™an tahay dardar-gelinta siyaasadaha iyo barnaamijyada lagu horumarinayo daryeelka carruurta, iyadoo mudnaan gaar ah siinaysa xuquuqdooda aasaasiga ah ee nolosha, waxbarashada, caafimaadka, iyo nabadgelyada.

โ€‹

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dalka Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta iyo xalinta khilaafaadka

Muqdisho (SONNA):-Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka…

GudahaWararka
May 4, 2021

Sacuudiga oo doonaya in Turkiga ay ka iibsadaan diyaaradaha drones-ka

Madaxda Dalka Sacuudiga ayaa doonaya in ay dalka Turkiga ka iibsadaan qalab mileteri oo ay ka mid yihiin diyaaradaha aan…

Wararka
March 17, 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe

Muqdisho(SONN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha. dhexe. Madaxweyne Xasan Sheekh…

Wararka
March 26, 2023

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay Imtixaanka macallimiinta ee qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada

Muqdisho(SONNA):-Raiisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macalimiinta cusub ee u tartamayo seddex…

GudahaWararka
February 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023