Muqdisho.(SONNA),,,In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah,isla markaana ka kala socda wadamada Ethiopia,Syria Iyo Yemen ,ayaa sanadkii 2020 yimid gudaha dalkasoomaaliya,iyagoo ย nabad galyo doon ah sida ay sheegtay heyada UNHCR .
Gobalada waqooyi galbeed, Bari iyo gobalka Banaadir ayaa ah meelaha ugu badan oo ay qaxootiga joogaan
Sidoo kale waxay UNHCR sheegtay in laga soo bilaabo sanadkii 2014 ay soomaaliya dib ugu laabteen 90,000 oo soomaali ah kuwaas oo horay wadamo kale qaxooti ahaan ugu tagay