Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha
    March 11, 2026
    Wasiirka Qoyska iyo Wafdi ay hoggaamineyso oo New York uga qeybgalay kulan muhiim ah
    March 11, 2026
    Degmada Hodan oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 11, 2026
    Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo Matabaan ka Bilaabay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
    March 10, 2026
    Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka
    March 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha
Gudaha

Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

By Kulane
Last updated: March 11, 2026
1 Min Read
Share

Geneva.SONNA…Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee Qaramada Midoobay ee, ayaa muujisay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay horumarinta xuquuqda aadanaha iyo xoojinta iskaashiga ay la leedahay beesha caalamka, xilli ay ka hadlaysay kulan ka dhacay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay.

Safiir Khadra ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii waddo hirgelinta isbeddello lagu xoojinayo dowladnimada, ilaalinta xuquuqda aadanaha, iyo horumarinta barnaamijyo horumarineed oo loo dhan yahay.

Waxay sidoo kale xustay in Soomaaliya ay qiimeyso wada-hadalka iyo iskaashiga ay la leedahay dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah, iyadoo tilmaantay in iskaashigaasi uu muhiim u yahay taageeridda dib u dhiska iyo horumarinta hay’adaha dalka.

Safiir Khadra ayaa ugu dambeyn adkaysay in Soomaaliya ay sii wadi doonto la shaqaynta Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamka si loo xaqiijiyo nabad, xasillooni iyo horumar waara.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

Geneva.SONNA...Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee…

March 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Huruuse oo furay tababar ku saabsan Diblomaasiyadda

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa maanta tababbar u furay dufcadii 11-aad oo ku biirtay Machadka…

GudahaWararka
July 11, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay  Xoghayaha  fulinta Hay’adda ka Hortaga tijaabada Nuclear-ka

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi…

GudahaWararka
February 21, 2023

Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii…

GudahaWararka
February 4, 2023

Wasaaradda xaanada xoolaha oo kaalmo gaarsiisay agoontii askartii ku dhimatay dagaalka Khawaarijta

Baydhabo (SONNA): Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin Gaarsiiyay Xaasaskii…

GudahaWararka
March 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023