Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Soomaaliya oo Bandhig Weyn ka Samaysay Carwada ganacsi iyo Dhaqaalaha Shiinaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo Bandhig Weyn ka Samaysay Carwada ganacsi iyo Dhaqaalaha Shiinaha
GudahaWararka

Soomaaliya oo Bandhig Weyn ka Samaysay Carwada ganacsi iyo Dhaqaalaha Shiinaha

By SB
Last updated: June 12, 2025
2 Min Read
Share

Changsha, Hunan(SONNA):-
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta taariikh cusub qortay kaddib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Abdi Ali (Dhaay), si rasmi ah xarigga uga jaray madasha Soomaaliya ee Carwada Afaraad ee Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika oo ka socota magaalada Changsha ee gobolka Hunan.

Waa markii ugu horreysay oo shirkado Soomaaliyeed si buuxa uga qaybqaataan carwadan muhiimka ah, taasoo fursad weyn u noqotay in caalamka lagu tuso wax-soo-saarka kala duwan ee dalku leeyahay—laga bilaabo xabagta kala duwan sida malmal ka iyo fooxa, ilaa kalluunka qasacadaysan, liinta qalalan, sisinta, iyo badeecado kale oo ay dadkeennu farsameeyaan.

Bandhigan Soomaaliyeed wuxuu si gaar ah u soo jiitay dadkii carwada ka soo qaybgalay—oo isugu jira masuuliyiin Shiinees ah, wafdi Afrikaan ah, maalgashadeyaal, iyo dadweyne danaynaya suuqyada cusub. Soo-bandhigidda ayaa muujisay in Soomaaliya ay si dhab ah uga go’an tahay horumarinta ganacsigeeda iyo in la gaaro suuqyo caalami ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo madasha furay ayaa hadal kooban ku yiri:

“Maanta waxaan u istaagnay inaan caalamka tusno hal-abuurka, kartida, iyo wax-soo-saarka dadka Soomaaliyeed. Ganacsato ka kala yimid dhammaan gobollada ayaa halkan jooga—waxay muujinayaan dadaalka, rajada shacabka Soomaaliyeed, iyo riyooyin ganacsi oo hadda bilow ah. Waxaan si qoto dheer ugu mahadnaqayaa Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha, oo dadaal xooggan gelisay abaabulka iyo hirgelinta bandhiggan muhiimka ah.”

Ka-qaybgalka Soomaaliya ee carwadan waxa uu qayb ka yahay dadaallada dowladdu ugu jirto kobcinta dhaqaalaha, dhiirrigelinta ganacsiga gudaha, iyo kasbashada maalgashi shisheeye. Waxa kale oo ay si toos ah u la jaanqaadaysaa yoolalka horumarineed ee ku xusan qorshaha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Deegaanno hor leh oo laga xoreeyay khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh…

GudahaWararka
March 29, 2023

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS oo la soo gabagabeeyay

Muqdisho.(SONNA)...Guddi u xilsaarnaa Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS ayaa  soo  gabagabeeyay howlo la xiriiray sameynta xogo iyo kayd dhexe oo laga…

Wararka
December 24, 2019

Madaxweynaha koonfur galbeed oo qaabilay wakiilka Q.midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa aqalka madaxtooyada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay…

Wararka
January 14, 2021

Ciidanka Xoogga oo hawlgalo Khawaarijta lagu cirib tirayo ka sameeyey deegaano hoos taga Xudur

Bakool(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool ayaa maanta Howlgal lagu Ciribtirayo…

GudahaWararka
November 29, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023