Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards
GudahaWararka

Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

By SB
Last updated: November 23, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay Mareykanka, Ingiriiska, India iyo Kuuriyada Koonfureed

“Waxaan ku faraxsannahay in aan Soomaaliya guul uga soo hooynay abaalmarinta caalamiga ah ee ๐—–๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—จ๐—ป๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ oo ay bixiso madasha ๐—š๐—น๐—ผ๐˜๐—ฒ๐—น ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€ ee Warbaahinta ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee dalka Ingiriiska” ayuu lagu yiri qoraal ka soo baxay Shirkadda Hormuud Telecom.

Xafladdan oo ka dhacday magaalada London ayaa Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom lagu guddoonsiiyay abaalmarintan caalamiga ah, taas oo ay muteeysatay kaalinta Shirkadda ee isku xirka ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan dunida inteeda kale.

Abaalmarinta waxaa ku tartamayay Shirkado badan oo ay kamid yihiin Wifinity ee dalka Ingiriiska, Zayo Group ee Mareykanka, HFCL ee India, iyo Shirkadda SK Telecom ee Kuuriyada Koonfureed. Waxaa sidoo kale madasha abaalmarinno lagu guddoonsiiyay 24 shirkad oo hoggaamiya isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda adduunka sida Intel, Huawei, Vodafone, Saudi Telecom, Ericsson, ZTE, iyo China Mobile.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku bogaadisay Shirkadaha iyo hay’adaha kale ee guulaha ka soo hooyay caalamka oo ay ugu horeyso Shirkadda Hormuud Telecom, iyadoo tani qeyb ka tahay guulo taariikhi ah oo ay Soomaaliya ka gaareyso fagaarayaasha caalamka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya magaalada Doha

Muqdisjo(SONNA):-Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala…

GudahaWararka
July 22, 2024

Israel oo amartay in dad ka badan 1 milyan ay ka baxaan woqooyiga,una guuraan koonfurta Gaza

Waxaa jira cabsi iyo jahawareer soo wajahay dadka reer Gaza, ka dib markii ciidamada Israel ay u sheegeen in dad…

Caalamka
October 13, 2023

Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsan doonto horumar…

GudahaWararka
September 11, 2024

Xoogga dalka oo burburiyay fariisimo argagixisada ku lahayd Sh/hoose

Muqdishu-(SONNA)- Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan oo ciidamadu ku qaadeen goob ay isku soo abaabuljireen maleeshiyadka Al-Shabaab ayaa waxa u…

GudahaWararka
November 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023