Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
Maqaallada

SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka

By Cumar
Last updated: January 7, 2026
2 Min Read
Share

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, oo ah udub-dhexaadka warbaahinta Qaranka, waxay maanta u dabbaaldegaysaa sannadguuradeedii 62-aad. Tan iyo markii la aasaasay sannadkii 1964-tii, SONNA waxay ahayd muraayadda laga dhex arko horumarka, nabadda, iyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo ku socota Maamulka iyo Shaqaalaha
Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa Agaasimaha Guud ee SONNA, Mudane Ismaaciil Mukhtaar (Oranjo), iyo dhammaan hawlwadeenada u dhabar-adaygay inay qaranka u soo saaraan warar suuban, xaqiiqo ku dhisan, iyo falanqayn qoto dheer. Isbeddelka iyo tayada muuqata ee SONNA maanta leedahay waa natiijada aqoonta iyo khibradda ay u leeyihiin hoggaanka iyo suxufiyiinta ka hawlgala.

Astaan Qaran iyo Indhaha Caalamka
SONNA ma aha oo kaliya wakaalad warar, balse waa Astaan Qaran oo soo jiidata indhaha caalamka.

Iyadoo ku waranta Afka Hooyo (Soomaali) iyo afafka qalaad ee dunida loogu hadlo, waxay si hufan u gudbisaa:
Horumarka baaxadda leh ee ka socda dalka.
Wararka madaxtooyada, shaqada xukuumadda, iyo sida ay bulshada Somaliyeey isbadalada hormarineed ee ganacsi iyo hal abuur iyo Dawlada jacaulka ay qabaan sido kale
Xogaha muhiimka ah ee Geeska Afrika iyo guud ahaan caalamka.

Isha Laga Xigto Xaqiiqada
Maanta, SONNA waxay la jaan-qaadday wakaaladaha caalamka ee dhinaca farsamada iyo xawaaraha macluumaadka. Waxay noqotay isha koowaad ee ay ka xigtaan warbaahinta gudaha iyo kuwa caalamiga ahba xogaha la xidhiidha Soomaaliya, taas oo muujinaysa kalsoonida iyo xirfadda ay ku dhisantahay.

Waxaan SONNA u rajaynaynaa inay sii ahaato hoggaanka wararka Soomaaliya, sannadkan sannadkiisana ay ku gaadho horumar intan ka sii ballaaran.
Guul iyo Gobanimo, SONNA!
1964 – 2026
Waxa qoray Agasimaha Waaxda Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Mohamed Abdi Osman Faradheere

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxay ka dhigantahay billadsharaf heerka qaran ah ee la guddoonsiiyay Prof.Cabdalla Cumar Mansuur

Afka mirifrirkiisiyo Buuni weeye Mansuur Mahwi weeye aan gurin Mufti weeye gaammurey Muqni weeye kaafiya Muguc weeye shaafi ah Mad-hab…

Maqaallada
December 16, 2024

Ficillada Itoobiya waddo oo u muuqda kuwa garabsiinaya Argagixisada (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysa inay faragalin iyo iska horkeen ka dhex wado beelaha Walaalaha ah ee wada dega…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
December 10, 2024

Argagaxisada oo laga soo ooday ilihii dhaqaale ee ugu dambeeyay (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 7- bilood dagaal kula jirta Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah ee Khawaarijta, waxaana laga abaaray…

GudahaMaqaallada
February 19, 2023

Farriin digniin ah oo ku socota Deeganada uu maro Wabiga Shabeelle (WARBIXIN)

Inta aan u guda galin dulucda Warbixinta aan yara jaleecnno taariikhda Degmada Baardheere, Magaalada Baardheere waa magaalo aad u fac…

GudahaMaqaallada
March 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023