Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta
GudahaWararka

SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta

By SB
Last updated: November 16, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-ย Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka diโ€™i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ (๐—บ๐—บ).

โžค Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu badan oo la filayo in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿฌ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ, Sidookale degmooyin ka mid ah Gobalada ๐—•๐—ฎ๐˜†, ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—ก๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น, ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ka daโ€™aan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo
๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿด๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ

โžค Degmooyin ka mid ah gobalada aan kor ku soo xusnay gaar ahaan Gobalka ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ, ๐—”๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜† waxay saadaashu sheegaysaa in roobabkaas ay sababi karaan ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ
(๐—™๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ & ๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ณ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜€).

โžค Waxaa sare u sii kacaya heerka biyaha wabiyada Juba iyo shabeele taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโ€™aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia taasoo macnaheedu tahay ๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ.

๐—™๐—š: Hadii roobabka la filyo todobaadkaan ay u daโ€™aan sida saadaashu sheegeeyso, waxay geeysan karaan khasaare iskugu jira naf iyo maalba.

๐—›๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” oo Horay u soo saartay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ Saadaasha Roobab ma hiigaan ah oo dalka ka da’ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaado, ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay Digniino si loogu feejignaado saameynta roobku ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaliya oo taageero dhanka la dagaalanka khawaariijta ka heshay dowladdaha gobolka(Faallo)

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

MaqaalladaWararka
February 2, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey geerida AUN Cabdullaahi Abyan Nuur

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha…

GudahaWararka
August 13, 2021

Madaxweyne xasan sheekh oo xubnaha golaha mustaqbalka ku soo dhaweeyey madaxtooyada qaranka

Muqdisho.SONNAโ€ฆ..Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka,…

Gudaha
February 19, 2026

Fatahaad: Xaalado beniโ€™aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle

Afgooye (SONNA) - Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle…

Wararka
December 13, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023