Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari
    January 18, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse
    January 17, 2026
    Madaxweynaha JFS” Laascaanood waa magaalada Midnimada iyo Astaanta Soomaaliya”
    January 17, 2026
    RW Xamsa oo adkeeyay muhiimadda Difaaca Dalkeenna
    January 17, 2026
    Madaxweynaha JFS oo Khudbad muhiim ah ka jeediyau xafladda caleema-saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya
    January 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sidee loo xasillinayaa deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta? (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Muuqaallo > Sidee loo xasillinayaa deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta? (Warbixin)
Muuqaallo

Sidee loo xasillinayaa deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta? (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 19, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya, dadka deegaanka iyo ciidanka Daraawiishta ayaa bilihii la soo dhaafay kooxda Khawaarijta ka xoreeyay deegaanno badan oo ka tirsan dowlad gobolleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug, kuwaas oo dadka ku nool duleysiga Khawaarijta loogu beddelay adeegyo dowladeed.

Qorshaha xasillinta deegaannada howlgalladu ka socdaan oo ah masโ€™uuliyad weyn oo u taalo Dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada ayay magaalada Dhuusamareeb shir ku aadan ku yeesheen saddexdii maalmood ee la soo dhaafay agaasimayaasha wasaaradaha arrimaha gudaha Dowladda Dhexe iyo dowlad gobolleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed, kuwaas oo dhammaantood isla gartay inta uu shirkani socday, inta ay la egtahay dowladnimada gaartay shacabka laga dul qaaday Khawaarijta iyo casharada laga bartay goobaha howlgallada laga fuliyay.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Ceydaruus Macallin Xasan ayaa si faah faahsan u sharxaya doorka dhinacyada shirkan ku kulmay ee kaga aadan qorsheynta howlgallada xoreynta.

โ€œ Haddii aan isgarabsano oo gacmaha isqabsano,waxaan awoodeynaa in meel walba oo laga saaro Khawaarijta in marka koowaad looga darin oo xaaladda hadda ku sugan yihiin mid ka fiican ay helaan ka dibna ay xasiliintu ay gaarto,โ€.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha,federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa tusaaleeyay ka qeyb galayaasha caqabadaha ay kan dowlad gobolleed ahaan diiwaangeliyeen ka dib, xoreyntii degmada Xarardheere oo ka mid ah meelaha ay Khawaarijtu la hartay dhowr iyo tobankii sanno ee la soo dhaafay.

โ€œ Waxaan isleeyahay wadajirkeennu waa guusheenna, wadajirkeennu wuxuu dhaawac ku yahay cadowga, annagana lafteennu niyad bey noo tahay kullamadan oo kale oo aan isweydaarsano maxaa horumar ah, Maxaa caqabad ah?, inaan isweydiino muhiim bey inoo tahay, marka kullankan oo kale aad iyo aad buu faaโ€™ido ugu leeyahay arrimaha xasilinta,โ€.

Wuxuu wasiirka carabka ku adkeeyay in ay muhiim tahay in deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta la gaarsiiyo adeegyada Dowladda sida Biyaha,cuntada iyo adeegyada kale ee muhiimka u ah Bulshada laga dul qaaday argagixisada.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa diyaarisay qorshe adeegyada bulshada lagu gaarsiinayo goobaha laga xoreeyay Khawaarijta si ay shacabka u dareemaan hannaan dowladnimo iyo horumar ka dib caburinta iyo handadaada argagixisada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

Muqdisho(SONNA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u dirtay madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed…

January 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska,, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda…

GudahaMuuqaalloWararka
November 2, 2020

Soomaaliya oo dhaqaale ku garab istaageysa Walaalaha Turkiye (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Inta aan u guda galin dulucda qormada aan marka hore dib u jaleecno Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiye, waa…

GudahaMaqaalladaMuuqaallo
February 18, 2023

Dhagarqabihii muslimiinta ku laayay New-zealand oo xabsi daa’in lagu xukumay

Christchurch-(SONNA) Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo…

CaalamkaGudahaMuuqaalloWararka
August 27, 2020

Ra”iisul wasaaraha dalka oo amaanay mashaariicda horumarineed ee hay”adda Qatar Charity ay ka fulinayso dalka+sawirro

Baydhabo(SONNA) Marka la eego xaqiijinta himilooyinka horumarineed ee waara, Qatar Charity waxay ka hirgelisay magaalada Baydhabo mashaariic kaladuwan oo loogu…

GudahaMuuqaalloWararkaWargayskaWaxbarashada
November 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023