Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni.

La wadaag cid kale

Muqdisho.(SONNA):- Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni.

Shirka oo uu shir gudoominaayo Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha JFS , dhammaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

La wadaag cid kale