Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey
GudahaWararka

Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey

By SB
Last updated: July 17, 2025
2 Min Read
Share

Nairobi(SONNA):-Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey,Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay wafdi uu hogaamiyay Wasiirka Deeganka iyo Isbadalka Cimilida, Mudane Bashiir Maxamed Jamac (Bashiir Goobe).

Shirkan oo ay soo qqban qqqbisay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo isla markaana ah wakiilka joogtada ee Soomaaliya u fadhiya Hayโ€™adda Cimilada ee Qaramada Midoobay oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano UNEP.

Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle iyo Diplomasiyiinta Safaaradda ayaa mudo dhowr bilood ah qayb ka ahaa abaabulka shirkan oo labadii sanno ba mar la qabto. Shirkii aan caadiga ahayn ee sanadkii hore lagu qabtay Magaaladan Abidjan ee dalka Ivory-coast ayaa ku soo aaday iyada oo safiirka Soomaaliya ee Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ahaa gudoomiyaha Wakiilada joogta ah ama safaaradaha Africa kaas oo wadada u sii xaaray doorka muhimka ah oo ay Soomaaliya ka qaaday Shirkan sanadkaan.

Iyadoo dunidu ay la daalaa dhacayso xasaradaha cimilada ee sii xumaanaya, ayaa dalka Soomaaliya waxa uu safka hore kaga jiraa la dagaalanka xaaladaha keena isbadalka Cimilada.

Soomaaliya ayaa sanadkan kaalin muhim ah ka qaadatay shirka wasiirada deegaanka it cimilada ee Afrika. Wasiirka Bashir oo kaalmeysana diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa si hufan uga qaybgalay shirkaas, guulo wax ku-ool ahna ka soo hooyay.

Wafdiga Soomaaliya uga qayb galay ayaa muujiyay sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay wax ka qabashada caqabadaha deegaanka. Ka qaybgalka firfircoon ee Dowlada Soomaaliya ayaa fariin cad u dirtay caalamka in Soomaaliya u heellan tahay la dagaalanka caalamiga ah ee ka dhanka ah isbeddelka cimilada, waxayna si hagar laโ€™aan ah uga shaqaynaysaa ilaalinta dhulkeenna, kheyraadkeenna.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dembi barista oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Hantidhawraha Guud ee Qaranka, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay kulan aqoon-iswaydaarsi muddo toddobaad ah socon doona. Kulanka…

GudahaWararka
June 6, 2023

Safiirka DFS u fadhiya Washington DC oo socddaallo ku maraya gobolada Mareykanka ee ay ย degaan Soomalida

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameysay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya ย dalka Mareykanka…

Wararka
November 26, 2019

Guddoomiyaha Haya’adda maaraynta masiibooyinka oo gaaray Beledweyne

Hiiraan(SONNA):-Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne oo uu ku…

GudahaWararka
May 13, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay manhajka loogu talagalay dugsiyada sare ee Dalka

Muqdisho.(SONNA)โ€ฆ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish),…

Wararka
September 2, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023