Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shirka Caafimaadka Adduunka oo lagu lafa guray doorka Soomaaliya ee horumarinta caafimaad
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka Caafimaadka Adduunka oo lagu lafa guray doorka Soomaaliya ee horumarinta caafimaad
GudahaWararka

Shirka Caafimaadka Adduunka oo lagu lafa guray doorka Soomaaliya ee horumarinta caafimaad

By SB
Last updated: May 23, 2025
3 Min Read
Share

Geneva(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah magaalada Geneva ugu qabatay munaasabad heer caalami ah oo qeyb ka ah Shirweynaha Caafimaadka Adduunka (WHA78), taas oo lagu lafaguray doorka Soomaaliya ee horumarinta daryeelka caafimaad ee bulshada.

Munaasabaddan oo lagu xusay hal-ku-dhigga: โ€œ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐—๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š: ๐’๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ก๐ข๐ง๐š๐œ๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐šโ€ ayaa ahayd madal muhiim ah oo ay isugu yimaadeen madax sare oo caalami ah, wakiillo ka socday hayโ€™adaha caafimaadka adduunka, deeq-bixiyayaal, iyo saaxiibada horumarineed ee Soomaaliya.

Waxaa munaasabada ka qaybgalay Wasiirka wasaaradda caafimaadka & daryeelka bulshada JFS Dr. Ali Haji Adam, Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda caafimaadka aduunka Tedros Adhanom Ghebreyesus, Marwo Khadra Ahmed Dualle, Safiirka Soomaaliya ee Switzerland ahna Wakiilka Joogtada ah ee Qaramada Midoobay iyo hayโ€™adaha caalamiga, Qaar kamid ah wasiirada caafimaadka qaar kamid ah dalalka saaxibada la ah Soomaaliya, Madaxa GFF/World Bank Luc Leviolette, Agaasime goboleedka WHO ee EMRO Hannan Balkhy, Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka DFS Dr Guuled abdijalil, Agaasime ku xigeenka Gates Foundation Magdalina Roberts iyo Xubno sare oo kamid ah wafdiga Wasiirka ee ka qaybgalaya WHA78 Saaxiibada caalamiga ah iyo wakiillo ka socday hayโ€™ado badan oo caalami ah.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Ali Haji Adam Abubakar oo si qoto dheer uga hadlay baahida degdegga ah ee loo qabo maalgelinta caafimaadka Soomaaliya, ayaa xusay sida loogu baahan yahay taageero dhab ah oo caalami ah si loo xaqiijiyo adeeg caafimaad oo waara, loo siman yahay, islamarkaana bulshada Soomaaliyeed u horseeda mustaqbal caafimaad qaba.

Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Agaasimaha Guud ee WHO, ayaa muujiyay bogaadin iyo dhiirrigelin uu u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka, isagoo tilmaamay in la arkayo horumar muuqda iyo dadaal joogto ah oo ku wajahan tayeynta adeegyada caafimaadka. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dadaalladaasi laga taageero heer caalami ah, si loo xaqiijiyo horumar waara oo ka hirgala guud ahaan dalka.

Wasaaradda caafimaadka JFS uu hogaaminayo Dr Ali Aji Adam, wasiirka caafimaadka waxay markale ugu baaqday beesha caalamka in ay si buuxda ula garab istaagto dadaallada socda ee lagu xoojinayo nidaamka caafimaadka, taas oo fure u ah amniga caafimaad ee dalka iyo guud ahaan gobolka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta iyo heshiisyo muhiim ah.

Muqdisho-SONNA Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka,…

GudahaWararka
March 25, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar

MUQDISHO(JEDDAH):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa caawa fiidkii magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka…

GudahaWararka
January 11, 2026

Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo galay maalintii labaad

Muqdisho, (SONNA): Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baarisyo iyo…

GudahaWararka
November 7, 2024

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Garsoorka Shiinaha iyo Afrika

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qayb galay shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee…

GudahaWararka
June 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023