Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shiddadii Khawaariijta waxa beddelay shumac Xoriyaddeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Shiddadii Khawaariijta waxa beddelay shumac Xoriyaddeed
MaqaalladaWararka

Shiddadii Khawaariijta waxa beddelay shumac Xoriyaddeed

By SB
Last updated: March 15, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Shiddadii Khawaariijta waxa beddelay shumac Xoriyaddeed.

Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay oo ku caan ah in ay ku tacadido shacabka Soomaaliyeed sidoo kale kula kacdo xasuuq,dhac iyo cadaadis ay kaga qaado xoriyada ayaa dhowaan laga xoreeyey Tuulada Cali Ganey oo ka tirsan gobolka Hiiraan qiyaas 50Km ahna u jirta caasimada gobolka ee Beledweyne.

Warbaahinta qaranka oo booqasho u kuur gelid xaaladda nololeed ee deegaanka ah ku tagtay ayaa shacabka deegaanka ka xog waraysatay tacadiyadii kooxdu ka geysatay deegaanka iyo isbeddelka nololeed ee bulshadu mahadisay ka dib markii dhowaan halkaas Ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoreynta deegaanku ka xoreeyeen kooxda khawaariijta.

Cabdisalaan Macalin Maxamuud oo ka mid ah ciidanka deegaanka ayaa waraahinta qaranka uga waramay tacadiyadii khawaariijtu ka geysteen Tuulada Cali Ganey”deegaanka dhibaatooyin xun xun ayey khawaariijtu ka geystay,halkan geedkan maalin maalmaha ka mid ah waxay ku dileen wiil dhalinyaro ah o Cabdi la odhan jiray,wuxuu ahaa darawal baabuur nolol maalmeedkiisa kala soo baxa balse khawaariijta ayaa nolosha u quuri waysay”waxa jiray yar kale oo ay qaraabo ahaayeen Cabdi oo la joogay markay tooganayeen isagana inta ay so qabteen ayey irbad sun ah ku dileen waxay na amreen in aan loo tegi Karin.

Cabdisalaan ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in aan kooxda Khawaarijtu deegaanka ka qaadan jirin waxa ay ugu yeeraan sakaawaadka sababtuna tahay dadka deegaanka oo kala hor yimid iska cabin taas oo gaarsiisanad in khawaariijta iyo dadka deegaanka hadba kii aragtida ku horeeyaa xabadana ku horayn jiray taas oo meesha ka saartay haba yaraatee in wax wada hadal iyo heshiis ah dhex marro kooxda khawaariijta iyo dadka deegaanka.

Kooxda khawaariijta ayaa intii ay deegaanka haysteen waxay xireen goobihii cibaada iyo goobihii waxbarashadda,khawaariijta ayaa sidoo kale deegaankan ka geystay afduub shacab sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey oday Sabriye Cabdi Faarax oo ka mid ah odayaasha deegaanka”halkan ayey maalin ramadaan an nagu qabteen dadkii ayey soo wada saareen laf qabiil ah ayey si gaar ah u beegsadeen waxay wateen 12 nin oo isku qabiil ah,tacadi ayey nagu sameeyeen waa na dabreen waana gaajaysiiyeen waa na jirdileen”sida uu sheegay oday Sabriye waxa kale oo jira dad ay afduubteen oo weli la haynin raq iyo ruux meel ay geeyeen.

Dadweynaha deegaanka ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhoweeyeen ciidanka qaranka iyo kuwa deegaanka iyagoo dhinaca kale xusay in ay maanta nabad iyo xoriyad haystaan diyaarna u yihiin in ay wax walba u hurayaan sidii deegaanada looga cirib tiri lahaa kooxaha khawaariijta ee ku dhuumaalaysanaya qaybo kooban oo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qayb galay munaasabad lagu daahfurayay warbixinta maalgashiga Shiinaha ee Afrika

Muqdisho-(SONNA)- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maalgashiga…

GudahaWararkaWargayska
September 1, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tababar u furay shaqaalaha waaxda Dabdamiska

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee…

GudahaWararka
March 13, 2023

Guddiga haweenka ee BJFS oo kormeeray qaar kamdi ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Jubbaland

Kismaayo(SONNA):-Guddiga haweenka BJFS oo howlaha shaqa u jooga Magaalada kismaayo ayaa kormeer ku sameeyay Wasaaradaha Waxbarashada, Haweenka, Caddaaaladda iyo xarumaha…

GudahaWararka
June 23, 2024

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ” In dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah waa arrin dastuuri ah oo aan laga maarmi karin

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa  sheegay in doorasho qof…

Gudaha
November 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023