Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.
Ciyaaraha

Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Barcelona(SONNA)-Sergio Busquets ayaa diiday in la isla barbardhigo tababarihiisii hore ee Ernesto Valverde iyo hoggaamiyaha talada kooxda la wareegay dhawaantan ee Quique Setien kaddib guushii Barcelona ay 1-0 uga gaartay Granada.

Guuldarradii Spanish Super Cup ee ka soo gaartay Atletico Madrid 10 maalmood ka hor ayaa dhalisay in Barcelona ay ceyriso Valverde oo ay ku badasho tababarihii hore ee Real Betis, Quique Setien.

61-sano jirkaan ayaa wayihiisa macallinimo ee kooxda Barcelona ku bilaabay guul ay Barca ku gaartay garoonkeeda Camp Nou, kuna heshay saddex dhibcood oo nadiif ah, waxaana xusid mudan in kooxdiisa cusub uu ka dhigay mid ku raaxaysanaysay kubadda oo inta badan kubad haysashada ku wanaagsanayd, tiyoo ay jirto inuu kabtanka kooxda ee Lionel Messi uuย  dhaliyay goolkiisii 12-aad dhammaan kulammada uu ka uu ka hor tagay kooxda Granada.

Kaddib kulanka ayuu kabtan ku xigeenka kooxda Barcelona ee Sergio Busquets tilmaamay inay qasab tahay in aan la isla barbardhigi karin labada hoggaamiye ee kala ah macallinkii hore ee kooxda laga cayriyay ee Ernesto Valverde iyo hoggaamiyaha talada kooxda la wareegay dhawaan ee Quique Setien.

โ€œLooma baahna in la isla barbardhigo labada hoggaamiye.โ€ ayuu ciyaaryahanka khadka dhexe ee Busquets u sheegay war sidaha reer Spain eeย ย AS.

โ€œTababaraha kasta wuxuu leeyahay qaabkiisa iyo fikirka uu ka haysto kubadda cagta, waad arki doontaa wixii Setien na faray inaan sameyno kulan walba.

โ€œMa doonayo in aan shaaciyo waxa uu ina faray macallinkeenna cusub, kulana waxaan xakamaynay kubadda, waxaanan soo saameynay fursado badan, hoggaan ahaanna waan ku faraxsanayn wax walba oo uu ahaa Ernesto, sidoo kale iminka aad ayaan ugu faraxsannahay Quique Setien.โ€ ayuu hadalkiisa ku sii daray raaca dhisaha Kooxda Barcelona ee Sergio.

Barcelona ayaa kulankii xalay ay wajahday Garanada gacanta ku haysay ciyaarta inteeda badan, iyadoo ay wiilasha Barca abuureen fursado badan oo dahabi ahaa, balse aan gool loo badalin ka hor inta uusan Messi goolka guusha lugta midig ku dhalin kulanka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horudhac: Dekedda vs Horseedโ€ฆ (Labada kooxood oo raadinaya guushoodii ugu horreysay ee Tartanka General Daaโ€™uud & Xogta kulanka)

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Dekedda FC iyo Horseed ayaa galabta ku ballansan Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis) ciyaar ka tirsan koobka General…

Ciyaaraha
November 2, 2019

RASMI: Anwar Sayid Cali (Shakunda) oo heshiiska u kordhiyey Kooxda Elmanโ€ฆ + SAWIRRO.

Muqdisho(SONNA)-Ciyaaryahanka lagu magacaabo Anwar Sayid Cali (Shakunda) ayaa kooxdiisa Elman u saxiixay heshiis cusub oo ku sii joogi doono Kooxdiisa…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Messi oo si cad u sheegay tartanka ugu muhiimsan ay Barcelona dooneyso xilli ciyaareedkan inay ku guuleysato

Barcelona(SONNA)-Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa maanta gudoomay abaal-marinta Golden Boot ee ah ciyaaryahanka ugu…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Dekedda oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Rajo kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League

Muqdisho(SONNA)- ย Kooxda kubadda cagta ย Dekedda ayaa galabta guul muhiim ka gaartay naadiga Rajo kadib markii ay 2-0 ugu adkaatay, ciyaar…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023