Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Degmada Buurdhubo iyo maamulka Degmada oo kulan yeeshay

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Kulan ay isugu yimaadeen Saraakiisha Ururka 48-Aad Guutadda 10-Aad Iyo Maamulka Degmada Buurdhuubo Ayaa Ka Dhacay Taliska Ururka 48-Aad ee Buurdhuubo, Taliyaha Ururka Cabdiraxmaan Ibraahim Muxumed,Gudomiyaha Degmada Cali Shariif Cabdulahi,Ku-Xigeenkiisa, Taliyaha Amniga Degmada Buurdhuubo, Taliyaha Saadka Guutada 10-Aad Iyo Sarakiil Kale Ayaa iyaguna ka qayb galay kulankan.

Shirkan Ayaa ahaa mid  La isaga Xog Waraysanayey Xaaladaha Amni Ee Degmada Buurdhuubo Iyo Nawaxigeeda Iyo Sidii Loogu Gurman Lahaa Dadka Kusoo Xoola Beelay Abaaraha Ka Jira Gobolka Gedo Kuna Dayacan Duleedka Degmada Buurdhuubo

La wadaag cid kale