Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo la siiyay shahaadooyin howl-karnimo ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo la siiyay shahaadooyin howl-karnimo ah
Gudaha

Saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo la siiyay shahaadooyin howl-karnimo ah

By Kulane
Last updated: August 11, 2023
2 Min Read
Share

Maamulka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyay saraakiil sare oo kaalin weyn ka soo qaatay guulaha howlgallada ee laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

18 ka mid ah saraakiisha sarsare ee ka shaqeeya Hawlgalka Ku meel gaadhka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS),ayaa haatan baneynaya xilkooda,kadib mariii ay dhameysteen socdaalkooda shaqo oo qaatay muddo hal sano ah.

12 ka mid ah saraakiishaan ayaa kasoo jeeda Kenya. Lixda sarkaal ee kale waxay ka kala yimaadeen Benin, Nigeria, Uganda, iyo Zimbabwe,iyagoo la tilmaamay in shahaadooyinkaasi ay ku ku muteysteen adeeggooda muhiimka ah ee hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya.

Maj. Gen. Ngendabanka oo wakiil ka ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding ayaa uga mahadceliyey saraakiisha sida gaarka ah ay uga qeyb qaateen nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

โ€œWaxaan fursaddaan uga faaโ€™ideysanayaa inaan idiinku hambalyeeyo dadaalka aad u gasheen soo celinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika,โ€ ayuu yiri Maj. Gen. Marius Ngendabanka, oo ah taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS ee u qaabilsan howlgallada iyo qorshayaasha.

Munaasabaddaan oo lagu qabtay Xarunta ATMIS ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Taliye ku xigeenka Ciidamada ATMIS, Saadka iyo Taakuleynta Maj. Gen. Peter Kimani Muteti.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.

Muqdisho (SONNA) - Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo…

GudahaWararka
November 21, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddiisa munaasabadda Ciidda uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo hambalyada…

GudahaWararka
June 5, 2025

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka oo cambaareeyay damaca Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.…

GudahaWararka
January 3, 2024

ย Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgal khasaare ballaaran loogu geystay Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga…

GudahaWararka
March 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023