Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
    Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay saraakiishii fulisay hawlgalkii wadada Muqdisho-Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo ka qeybgashay shir muhiim ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo ka qeybgashay shir muhiim ah
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo ka qeybgashay shir muhiim ah

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 21, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Magaaladda caasimadda Dalka Hindiya ee New Delhi ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirwaynaha caalamiga ah ee Hay’adda (ISA) ee international solar alliance oo hab fogaan arag ah ay ku martigelinaysay dowladda Hindiya, kaasi oo ahaa shir sanadla ah, waana  shirwaynihii 4aad ee Hay’adda (ISA)

Shirka waxaa ka soo qaybgalay marti sharaf kala duwan sida Wasiiro , safiiro, wakiilo caalami ah iyo John Kerry, Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Mareykanka ee Cimilad oo ahaa marti qaas ah.

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya sanadkaan shirka waxa ku matalayay Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Marwo Faduma Cabdullaahi Maxamuud Insaaniya, waxaana ay sido kale jeedisay qudbadda ay ku laheed shirka Somaaliya, madaama ay ka tahay Soomaaliya xubin firfircoon oo Hay’adda  ka tirsan(ISA)’’

Hadal jeedinta Soomaaliya sanadakaan waxa diiradda lagu saaray hawlihii ka qabsoomay barnaamijka tamarta cadceedda ee ay iska kaashadeen fulinteeda hay’addaha dowaladda iyo kuwa  gaarka loo leeyahay iyo caqabadaha Soomaaliya ay kala kulantay dardargalinta barnaamijka tamarta cadceedda.

“Sidoo kale Safiirka Safaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya oo hadalkeeda sii wadata ayaa ka codsatay Hay’adda (ISA) iyo dowladaha horumary in ay Soomaaliya ka gacansiiyaan sida ay barnaamijkaan u gaarsiin lahayd miyi iyo magaalo, maadama ay ka mid tahay wadamada caalamka ee leh qorax joogta ah, isla markaana loo badali karo tamar, loogana faa’iideysan karo sida koronta dhalinta iyo wixi lamida ah.

Ugu dambeyn Marwo Faduma Cabdullaahi Maxamuud Insaaniya danjiraha dowladda Soomaaliya u joogta dalka Hindiya ayaa khudbadeeda ku soo gabagabeesay mahadnaq dowladaha aas aasay Hay’adda oo ay ugu horeeyaan dalalka Hindiya iyo Faransiiska,  sidoo kalena dowladda Hindiya u ditay boogaadin ku aadan harumarka dag dag ah ay ka sameeysay barnaamijka tamarta cadeedda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda shaqaalaha oo kordhisay hakinta soo xaadirista shaqaalaha Dowladda

Muqdisho-(SONNA)-Bayaan Maanta oo Isniin ah kasoo baxay Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa waxaa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen…

Wararka
March 30, 2020

Pakistan : Qarax ka dhacay masjid ku yaal Peshawar oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac

25  ruux ayaa la sheegayaa in ay ky dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay masaajid mashquul badan oo ku…

Caalamka
January 30, 2023

R/Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Norway oo ku kulmay Washington

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen…

Wararka
October 19, 2019

Soomaaliya iyo Canada oo ka wada hadlay dhameystirka arrimaha deyn-cafinta Soomaaliya

Sharm El-Sheikh-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal…

GudahaWararka
May 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023