Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Sacuudiga oo ka digay in Makkah la soo galiya kuwa aan haysan ogalaansha Xajka 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Sacuudiga oo ka digay in Makkah la soo galiya kuwa aan haysan ogalaansha Xajka 
CaalamkaWararka

Sacuudiga oo ka digay in Makkah la soo galiya kuwa aan haysan ogalaansha Xajka 

By Kanaava Mohamed
Last updated: May 30, 2024
2 Min Read
Share

Wasaaradaha Xajka iyo Cumrada iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa uga digay muwaadiniinta iyo dadka ku nool magaalada Maka in ay magaalada soo galiyaan kuwa aanan heysan ogolaasha la xiriira Arrimaha Xajka, iyagoo xusay inay taasi ka dhalan doonto ciqaab adag, waxayna muwaadiniinta ugu baaqeen inay ka fogaadaan si aanan loogu ciqaabin taasi.

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa Baraheeda Bulshada ku soo bandhigtau Muuqaalo muujinaya Ololaha ay Kooxahooda wada-jirka ah ee Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku doonayaan inay ku soo qabtaan Dadka ku xad-gudbay shuruucda dalka, kuwaas oo u ololaynaya Xajka Been-abuurka ah, iyagoo la hadlay dadka doonaya inay soo gutaan Xajka ayay dhaheen : Doorashadu adigay hortaada tahay! Xajka caadiga ah, fududeeyay oo aad u hoggaansanto ogolaanshaha oo aad hesho adeegyo; Ama la hareer maro xeerarka oo waajihi doona ciqaab”.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Sacuudiga ayaa dhankeeda baraheeda bulshada ku sheegtay: “Ciddii u qaada dadka jebiya xeerarka iyo awaamiirta xajka ee aan helin ogolaanshaha xajka waxaa lagu ciqaabi doonaa ganaax, xarig iyo labadaba, waxayna ku nuuxnuuxsatay, lagama maarmaanka ah in la dhawro awaamiirta iyo awaamiirta xajka oo saldhig u ah ilaalinta amniga iyo badbaadada martida Alle.

“Waxaa xusid mudan in ciddii ku xad gudubta awaamiirta iyo awaamiirta Xajka iyagoon fasax ka haysan muwaadiniinta, dadka deegaanka iyo dadka soo booqdaba ay muteysan doonaan ganaax dhan (10,000) Riyaalka Sacuudiga ah, in dadka ku dhex nool loo tarxiilo dalalkooda, iyo in laga mamnuuco inay soo galaan Sacuudiga sida uu dhigayo. xilliyada uu sharcigu qeexayo”.

Sidoo kale kuwa ku xadgudba sharuucda ogalaasha Xajka Waxa kale oo lagu xukumi doonaa, si lamid ah cid kasta oo qaadaysa dadka ku xad-gudbay awaamiirta xajka bilaa fasax ayaa warbixinta lagu sheegay in lagu qaadi doono xukunno adag oo kamid tahay masaafurinta haddii uu yahay qurbe-joog, iyadoo laga mamnuuci doono dal ku galka Boqortooyada si waafaqsan muddada nidaamka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Xasan’’ Siyaasadda Soomaaliya waxay horumar ballaaran ka sameysay xiriirka diblomaasiyadda caalamka,’’

Muqdisho,(SONNA):- 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐅𝐒, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝…

GudahaWararka
March 17, 2025

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee…

Gudaha
January 7, 2023

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Yurub ee xaadiray shirka Hey’adda Lacagta iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hey’adda lacagta IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa kulamo doceedyo…

Gudaha
October 25, 2024

Madaxweynaha JfS oo gaaray Itoobiya

Addis ababa(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada…

GudahaWararka
February 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023