Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Saamaynta Isbeddelka Cimiladu ku yeesho deegaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saamaynta Isbeddelka Cimiladu ku yeesho deegaanka
GudahaWararka

Saamaynta Isbeddelka Cimiladu ku yeesho deegaanka

By SB
Last updated: February 3, 2024
3 Min Read
Share
Muqdisho(SONNA):-Axmed Nuur Cusmaan oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha Cimilada iyo deegaanka ayaa si qoto dheer uga hadlay isbeddelka Cimilada oo dunida maanta meel kasta aad loo hadalhayo lana arkay saameyntiisa.
Aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay isbeddelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.
”Isbeddelka Cimiladu, waa isbbedel ku dhacay Oogada dhulka ama hawada dhulka ku dahaaran taas oo saameyn ku yeelatay heer-kulka hawadaas kor u kacdo, taas oo sabab u ah isticmaalka shidaalka iyo xaalufinta dhirta iyo warshadaha qiiqa ay ku sii daayaan hawada,” ayuu yiri Aqoonyahan Axmed Nuur Cusmaan.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in markii ugu horeysay seynisyahanadu ay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo marka loo eeggo isbeddelka Cimilada, islamarkaana ay go’aansadeen in ay la hadlaan dadka go’aannada masiiriga ah gaara si loo yareeyo qiiqa ay sii daayaan warshadaha, taas oo wasaqeyneysa hawada.
”Waxaa markii ugu horeysay dhibaatadan ogaaday seynisyahanada, seynisyahanada markii ay ogaadeen, iyagoo meel kala duwan jooga ayay waxay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo, markii isku yimaadeen oo ay iswareysteen waxaa u soo baxday in ay dadka la hadlaan gaar ahaan dadka go’aannada masiiriga ah gaara dadka siyaasiyiinta ah iyo dad maalqabeenada ah ee warshadaha leh in ay arrintaan u sheegaan oo ay yiraahdaan in arrintaan wax laga qabtaa oo qiiqaan hawada lagu sii deynayo la yareeyo,”.
Ugu dambeyn, aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan, ayaa kula taliyay Dowladda federaalka in ay ku dadaasho hoos u dhigidda Carbon dioxide-ka iyo in ay xoogga saarto siyaasadda lagula dagaallamayo waxyaabaha keenna isbeddelka Cimilida, wuxuu dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed baaq u jeeediyay, maaddaama ay yihiin dadka ugu badan ee dhibaato ka soo gaareyso isbeddelka Cimilada.
” Dowladda waxaan kula talinayaa in ay aad ugu dadaasho waxyaabaha ku saabsan sida loola dagaallamayo hoos u dhigidda  Kaar-boon Dhaay-ogsaydka ( Carbon-dioxide), si isbbedelka cimilada looga hortago in ay xoogga saarto in siyaasadda la qoro ka dibna xoogga la saaro, shacabka waxaan kula talinayaa in dhibaatada isbeddelka cimilada dadka ugu badan dhibaatada soo gaareyso in ay iyagu yihiin, waana la arkay waana la taabtay,”.
Shirar badan oo loo hadlayo isbeddelka cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa lagu qabtay meelo badan oo caalamka ah, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo wax ku ool ah oo lagu yareyn karo waxyaabaha sababa isbedelka cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaare Xamse oo wasiir cusub u magacaabay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda…

GudahaWararka
October 27, 2025

Guddiga Quran ee Taageerada la-dagaallanka Khawaarijta oo kulankoodii ugu horeeyay yeeshay

Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay…

GudahaWararka
April 6, 2025

𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐫𝐛𝐞𝐞𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 | 𝟏𝟕-𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐫𝐢𝐢𝐥 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐮 𝐃𝐡𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐮𝐧𝐚 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 “𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜, 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐁𝐞𝐞𝐫”

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta si wayn usoo agaasintay xuska 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐫𝐛𝐞𝐞𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚, oo sanad walba ku beegan…

GudahaWararka
April 17, 2025

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa si weyn u soo dhaweysay ansixinta rasmiga ah ee Dastuurka dalka, kaddib markii Labada…

GudahaWararka
March 4, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023