Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha
    February 1, 2026
    DF waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabka muwaadiniinta
    February 1, 2026
    Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
    February 1, 2026
    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ooย kulan la qaatay hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka
    February 1, 2026
    Wasiir Fiqi oo sheegay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsan codsiyo u soo dirsadeen dowladda
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay lagu taageerayay dhammeystirka dastuurka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay lagu taageerayay dhammeystirka dastuurka
GudahaWararka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay lagu taageerayay dhammeystirka dastuurka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 23, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Kulan looga hadlayay geedi-socodka dhammeystirka iyo kaabista Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) iyo hoggaanka ardayda Qaanuunka Jaamacadaha Muqdisho ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo sidoo kale, kulanka su’aalo la xiriira arrimaha Dastuurka lagu weydiiyay Xil. Mahdi Maxamed Guuleed.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka Xil. Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay muhiimadda dhammeystirka Dastuurka iyo cutubka 4-aad oo ay ka doodistiisu wadaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS.

” Cutubka 4-aad, oo matalaadda shacabka ama nidaamka madaxtooyada miyeynu qaadanaa kii Baarlamaaniga ahaa ee ninka odaygu ahi baqashu ku micneeyay miyaa ku sii joognaa mise nidaam madaxtooyo oo madaxweyne iyo ku-xigeen aynu qaadanaa, nooca doorashada ma waxaynu ka dhignaa ( single constituency) oo habka liistada xiran ah ama ama habka liistada furan waa dood kale, xisbiyada siyaasadda saddex goor beyni soo marnay, mid waa taa aan iri 1960-96 oo 86-xisbi siyaasadeed, nin iyo xaaskiisa subaxii inta ay iska soo kacaan ayay xisbi ku dhawaaqi jireen,”.

Qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahanada ah ee ka soo qeyb galay kulanka ayaa su’aalo ku saabsan dhammeystirka Dastuurka weydiiyay Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka.

” Haddii madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen la aado, maxaa xigi doonaa mala sameeyay qiimeyn?. Qodobo waxaa jira ay aad baarlamaanka u diidan yihiin in Dastuurka lagu daro oo ay ka mid tahay qofna looma aabo-yeelayo xasaanad fal-dambiyeed uu galay inuu kaga baxsado oo doodda ugu badan ay ka dhallatay, haddii Baarlamaanka saddex boqol iyo tiradaas dhammaan isku raacaan in qodobkaas laga saaro matalaaddii shacabka ama dadweynihii marka afti laga qaado ay codsadaan in qodobkaas in qodobkaas lagu soo daro labadaas kee la cuskanaa oo la ictimaadi doonaa? ayaa ka mid ah su’aalihii la weydiiyay Xil. Mahdi.

Intaas ka dib, xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka jawaabay su’aalihii ay weydiiyeen ardayda ka soo qeyb gashay kulanka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah…

February 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Xuska maalinta macallinka Soomaaliya waxaa sanad kasta lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya,waana maalin ku wayn quluubta umadda oo loo dabbaaldego…

GudahaMaqaallada
November 22, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: โ€Wax wada-hadal ah oo aan la furnay Khawaarijta ma jirto waa beenโ€

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah oo ay dowladdu la…

GudahaWararka
July 2, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka JFS

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee…

GudahaWararka
November 25, 2023

Wasaaradda Maaliyadda oo soo saartay warsaxafadeed ku saabsan canshuuraha

Muqdisho, (SONNA): Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo…

GudahaWararka
August 15, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023