Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: R/wasaaraha Dowladda Liibiya ee ay aqoonsan Tahay QM oo Iscasilaya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > R/wasaaraha Dowladda Liibiya ee ay aqoonsan Tahay QM oo Iscasilaya
Wararka

R/wasaaraha Dowladda Liibiya ee ay aqoonsan Tahay QM oo Iscasilaya

By Kulane
Last updated: September 17, 2020
4 Min Read
Share

Raโ€™iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo socota ee October isagoo xilka ku wareejin doona maamul cusub, waase haddi ay miro dhalaan wadahadalada siyaasadeed ee hadda socda kuwaas oo la doonayo in Libya loogu sameeyo dowlad wadaag ah.

Khudbad kooban oo uu telefishinka dowladda ka baahiyay ayuu arbacadii ku sheegay raโ€™iisul wasaare al-Sarraj in meel wanaagsan ay marayaan wadahadalada QM dhex dhexaadinayso ee u dhexeeyay dhinacyada isku haya dalka Libya, waxaa uu sheegay in wajigii loogu diyaar garoobayay dhismaha dowlad midnimo qaran hadda lagu jiro.

Al-Sarraj ayaa hogaaminayay dowladda heshiis qaran ee caalamku aqoonsan yahay ee fadhisa caasimada Tripoli, waxayna dagaal kala dhexeeya kooxda uu hogaamiyo janaraalka falaagada ah ee Khalifa Xaftar oo ku xoogan bariga dalka.

Maleeshiyaadka Xaftar waxaa taageera dalalka; Imaaraadka Carabta, Masar iyo Russia kuwaas oo duulaan ku soo qaaday caasimadda Tripoli bishii Abril ee sanadkii 2019, si ay ugala wareegaan dowladda al- Sarraj Tripoli , laakiin gulufkaas waxaa fashiliyay dowladda Libya oo Turkiga taageero.

Cadaadis caalami ah ka dib wufuudadda labada dhinac waxaa lagu qasbay in ay kulmaan horaantii bishan, waxayna soo saareen heshiis hor u dhaca ah oo tibaaxaya in muddo 18 bilood gudahood la qabto doorasho isla markaana magaalada Sirte noqoto meel ciidan ka caagan.

Sirte oo ah magaalo xeebeed waxaa maamula Xaftar, waana halka laga dhoofiyo shidaalka Libya.

Maleeshiyaadka Xaftar ayaa joojiyay dhoofinta shidaalka dowladda Libya bishii Janaayo, taas oo aheyd isha dhaqaale ee ugu weyn dowladda, waxayna keentay arrintaas oo nolashada dadweynaha ciriiri gasho.

Si kastaba, wada xaajoodka u dhexeeyay dhinacyada Libya ayaa dhowaan mar kale ka bilaaban doona magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Banaan baxyo ayaa ka dhacay magaalada Tripoli, ka dib markii shaqada laga joojiyay wasiirka awooda badan ee arrimaha gudaha Fatxi Bashagha inkasoo markii dambe shaqadiisa loo fasaxay.

Iscasilaadda al-Sarraj ayaa abuurtay khilaaf gudaha ah oo u dhexeeya dowladda Libya, maleeshiyaad taabacsan saraakiil sar sare oo dowladda kamid ah ayaa la wareegay magaalo xeebeedka Misrata.

Al-Sarraj ayaa xukuumadda heshiis qaran hogaaminayay tan iyo markii la aas aasay 2015, waxayna ka dhalatay heshiiskii QM garwadeynka aheyd ee lagu doonayay in lagu islaaxiyo fowdadii ka dhalatay riditaankii Gaddafi ee 2011.

Inkastoo guul darooyin iyo itaal dari badan jirtay, haddana dowladda al-Sarraj hogaaminayay waxaa ay aheyd mid qun-yar socod ah marka loo barbar dhigo kooxda Xaftar iyo taageeriyaashooda ajnabiga ah.

Al-Sarraj, ayaa shalay ku soo laabtay magaalada Tripoli ka dib booqasho uu ku tagay dalka sida weyn ugu taageera xukunkiisa ee Turkiga.

Dhinaca kale, wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mowluud Jaawish Oglu (Mevlut Cavusoglu) ayaa khamiistan maanta sheegay in Turkiga iyo Russia ay ku heshiiyeen in xabbad joojin laga hirgeliyo Libya si loo dhiirigeliyo wadahadalada nabadda oo muddo dheer socday.

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaa shir saxaafadeed ka sheegay in dhinacyada Libya weydiistay in ay hanaan siyaasadeed oo cusub la yimaadaan.

โ€œHanaanka siyaasadda wuxuu u baahan yahay in dib boorka loo jafo isla markaana dib u dhaca doorashada laga dhigo mid la aqbali karo, waxaa jira calaamo yedaddiilo leh,โ€ ayuu yiri Guterres.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Tanzania oo yeelanaya khad duulimaad toos ah

Dar es Salaam-(SONNA)-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ayaa maanta kala saxiixday baaq ka soo baxay kulanka khubarada…

GudahaWararka
July 2, 2025

Madaxweynaha JFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa booqday Xarunta Safaaradda…

GudahaWararka
September 27, 2025

War-murtiyeed kasoo baxay kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

Muqdisho-(SONNA)-War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya ayaa kasoo baxay kulan ay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ku yeesheen madaxtooyada…

GudahaWararka
February 27, 2025

Madaxweynaha JFS “Si aan shisheeye inoo soo faragelin,waa in aan annagu leenahay go’aanka arrimaheena”+sawirro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku…

GudahaWararka
September 19, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023