Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qorshaha Shanta Sanno ee Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Muqdisho lagu soo bandhigay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Qorshaha Shanta Sanno ee Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Muqdisho lagu soo bandhigay
GudahaWararka

Qorshaha Shanta Sanno ee Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Muqdisho lagu soo bandhigay

By SB
Last updated: October 19, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS ayaa ka qeyb galay Bandhigga Qorshaha Qaran ee istiraatiijiyadda 5-ta sano ee soo soo socota ee Qaxootiga, Barakacayaasha iyo dadka soo guryo noqday.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka Marwo Safiya Xasan Maxamed oo sharaxday sida uu muhiim u yahay qorshaha Qaran ee qaxootiga iyo dadka gudaha dalka ku barakacay ayaa xustay in haddii la xoojiyo doorka dowladda iyo bulshada ay garab dhab ah u noqonayso dadkeena danta yar.

Ururrada Bulshada Rayidka ah ee shirka ka qeyb galay ayaa boggaadiyay dadaalka Dowladdu ay ku bixinayso sidii loo garab istaagi lahaa Qaxootiga, Barakacayaasha iyo dadka soo guryo noqday.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Caliyow ayaa sheegay in dowladdu dhan kasta diyaarisay qorshayaasha iyo sharciyada kaabaha garab istaagga Qaxootiga, Barakacayaasha iyo dadka soo guryo noqday, wuxuu sidoo kole xusay in Bulshada Soomaaliyeed ay door muhiim ah kaga jiraan Garab istaagga dadkeena danyarta ah.

Qorshaha Qaran ee istiraatiijiyadda Qaxootiga, Barakacayaasha iyo dadka soo guryo noqday oo socon doona ilaa 2029 ayaa ku dhisan xog uruurin laga sameeyay dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir si loo sal fariisiyo xalka waara ee Qaxootiga, Barakacayaasha iyo dadka soo guryo noqday.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirkado kamid ah kuwa wax-soo-saarka beeraha oo la siiyay lacago maalgalin ah

Maamulka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa deeq lacageed guddoonsiisay 10 shirkadood oo ku guuleystay hal abuurka iyo horumarinta wax…

Gudaha
January 8, 2026

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha haweenka nabadda iyo amniga ee IGAD (IWPSF).ย 

Mombasa (SONNA): Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka ee…

GudahaWararka
December 4, 2024

Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay shirka Wada tashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran 2025-2029

Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa Magaalada Dhuusamareeb si…

GudahaWararka
September 10, 2024

Agaasime Cabdiqadir Cali Dige โ€œCawaaqib Xumo ayaa ka dhalan doonta Damaca Gurracan ee ay ku dooneyso Badda Soomaaliyaโ€.

Muqdisho(SONNA):-Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta…

GudahaWararka
February 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023