Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika
    October 19, 2025
    Dowladda oo gacanta kusoo dhigtay eedeysane baxsada ka ahaa hey’adaha Cadaaladda
    October 19, 2025
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga xuduudaha oo Lagu qabtay Muqdisho
    October 19, 2025
    Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti
    October 19, 2025
    Taliska Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey
    October 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Qaramada Midoobay oo ka hadashay kororka dhaqaalaha dunida iyo caqabadaha weli taagan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Qaramada Midoobay oo ka hadashay kororka dhaqaalaha dunida iyo caqabadaha weli taagan
Caalamka

Qaramada Midoobay oo ka hadashay kororka dhaqaalaha dunida iyo caqabadaha weli taagan

By Kulane
Last updated: May 17, 2024
1 Min Read
Share

Dhaqaalaha adduunku wuu soo hagaagayaa laakiin caqabadaha heerka dulsaarka, arrimaha sii jira ee deynta, xiisadaha juqraafiyeed iyo khataraha cimilada ee sii xumaanaya ayaa ah kuwo weli jira , sida lagu sheegay warbixin ay dhowaan soo saartay Qaramada Midoobay.

Warbixintaan oo cinwaan looga dhigay xaaladda dhaqaalaha adduunka iyo rajada laga filayo badhtamaha sannadka 2024-ka, waxa ay tilmaamayaan in waddamada waaweyn ay ku guulaysteen inay ka fogaadaan hoos-u-dhaca ba’an ee xagga  dhaqaalaha, isla markaana ay ku guulaysteen inay xakameeyaan sicir-bararka iyo kororka shaqo la’aanta.

Kobaca dhaqaalaha adduunka ayaa la saadaalinayaa inuu sanadkaan ka sareeyo 2.7% marka loo eego qiyaasihii hore ee la sameeyay bishii la soo dhaafay ee Janaayo, iyadoo la filan karo koror dheeri ah oo gaaraya 2.8% sanadka 2025.

Attintaan waxaa loo aaneynayaa aragtida wanaagsan ee Maraykanka iyo dhowr waddan oo waaweyn ,kuwaas oo dhaqaalahoodu uu soo korayo ,waxaana kamid ah Brazil, India iyo Russia.

Inkasta oo uu jiro isbeddel xagga sicir-bararka ah oo caalamiga ahhaddaana dalal  badan oo soo koraya ayaa wali la kulma sicir-barar sare, kharashyada amaahda oo sarreeya iyo cadaadiska lacagta.

Sidoo kale xaaladaha shaqo ee fadhiidka ah iyo xasillooni darrada siyaasadeed ee dhaqaalaha soo koraya waxay keenayaan caqabado kale.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika

Muqdisho(SONNA)-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka…

October 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xaalad jahwareer ah oo ka taagan Israa’iil

Bannaanbaxyo iyo shaqo joojin looga horjeedo wax ka beddelo garsoorka ee uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka…

Caalamka
March 27, 2023

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladaha Wararka ee SONNA & ANSA

Muqidsho, (SONNA):- Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladda…

CaalamkaGudahaWararka
October 12, 2023

Ingiriiska oo dib u bilaabaya kaalmada ku socota dadka Falastiin

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska David Lammy ayaa u sheegay baarlamaanka inuu ku kalsoon yahay in hay'adda Qaramada Midoobay…

Caalamka
July 19, 2024

Shan musharax oo ka qeybgalaya doorashooyinka madaxtinimo ee Aljeria

Mas’uuliyiinta doorashada Algeria ayaa sheegay in doorashada madaxtinimada ee ka dhaceysa dalkaasi bisha soo socota ay ku tartami doonaan shan…

CaalamkaWararka
November 3, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023