Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Safiirka JFS ee K/afrika oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed
    February 14, 2026
    RW ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay shirweynaha Kaabayaasha Dhijitaalka
    February 14, 2026
    Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Cali Badaawi
    February 14, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaanno ka tirsan Sh/Dhexe
    February 14, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Afrika
    February 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
Caalamka

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed

By Kulane
Last updated: November 14, 2025
1 Min Read
Share

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd si adag u cambaareeyay weerar ay dadka Israa’iil ku qaadeen masaajid ku yaal Daanta Galbeed ee la haysto.

Afhayeenka xoghayaha guud Stephane Dujarric oo soo gudbiyay warbixinta xoghayaha ayaa yiri “”Goobaha diinta waa in la ixtiraamo oo la ilaaliyaa mar walba”, isagoo intaa ku daray in aan la aqbali Karin falalka rabshadaha wata ee  lala beegsanaayo  goobaha diimaha.

“Dhacdooyinka noocan oo kale ah waa qayb ka mid ah rabshadaha sii kordhaya ee ay keenayaan xagjirnimada,waana in isla markiiba la joojiyaa,” ayuu yiri afhayeenka.

Xukuumadda Israel, waxaa loogu baaqay inay ilaaliso dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta ,isla marakaana lala xisaabntamo kuwa mas’uulka ka ah weerarka lagu qaaday masaajidka Deir Istiya ee ku yaalla Daanta Galbeed ee la haysto.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Safiirka JFS ee K/afrika oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Muqdisho,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa…

February 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mareykanka oo tababaraya duuliyayaal Ukrine ah oo ku howlgala diyaaradaha F-16

Mareykanka ayaa sheegay in bisha soo socota uu bilaabi doono tababaridda duuliyayaasha Ukraine ee la qorsheeyay in ay ku howlgalaan…

Caalamka
August 25, 2023

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal cusub oo ballistic ah

Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday tijaabadii ugu horreysay ee lagu sameeyo gantaalkeedii ugu horreeyay ee oo loogu magac daray Hwasong-18…

Caalamka
April 14, 2023

weerarada Israel oo sii xoogeysanaya iyo 600 oo lagu dilay Gaza

In ka badan 590 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada socda tan iyo markii Israa’iil ay jebisay heshiiskii xabbad joojinta…

Caalamka
March 21, 2025

Turkiga oo ballaariyay awooddii diyaaradaha Droniska ee Bayraktar

Diyaarada Bayraktar TB3 ee aan duuliyaha lahayn (UCAV) ee ay sameyso shirkadda difaaca Turkiga ee Baykar ayaa gaadhay joog dhan…

Caalamka
June 26, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023