Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaabka loo Xakameyn karo faafinta Wararka Been Abuurka ah (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Qaabka loo Xakameyn karo faafinta Wararka Been Abuurka ah (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaWararka

Qaabka loo Xakameyn karo faafinta Wararka Been Abuurka ah (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: June 5, 2023
7 Min Read
Share

Waayahaan waxaa ku soo badanayay in Baraha Bushada lagu baahiyo Warar been abuur ah oo loo geysanayo Masuuliyiin, Aqoonyahanno, Culumaa’udiin iyo dad kaleba, kuwaasi oo loo gafayo Shaqsigiisa, sharaftiisa iyo Cirdigiisaba, waxaana loo baahan yahay in la abuuro sharciyad lagu xakameynayo baahinta Wararka Been Abuurka ah, sidaasi awgeed ayay Dowladda Soomaaliyeed waxa ay qabatay Shirweyne looga arinsanayo islamarkaana la isla wadaagayo aragti-wadaagga iyo Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka ah.

Shirweynahaasi oo looga hadlaayay aragti-wadaagga iyo xakameynta faafinta Wararka been abuurka ah oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, laguna qabtay Magaalada Muqdisho, kaasi oo socday muddo laba cisho ah, intii uu barnaamijkaasi socdayna waxaa la isku weydaarsaday doodo cilmiyaysan oo ay ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday heyโ€™adaha dowladda, Warbaahinta dalka, Ururada Saxaafadda, bulshada Rayidka, Culumada iyo khuburo ku xeel dheer arrimaha Warbaahinta, iyadoo uu furitaankiisi ka qeybgalay Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo munaasabadaasi ka hadlay ย Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta taban ee ay bulshada ku dhex leeyihiinย  ayaa tilmaamay in faafinta wararka aan sugneyn ay khatar weyn ku yihiin amniga Qaranka, nabadgelyada iyo wadajirka Ummadda, gaar ahaan marka ay faafiyaan Argagixisada iyo kuwa la mid ka ah ay noqon karto hub wax burburiya..

Madaashaasi waaa kaloo ka qeybgalay hadalana ka jeediyay doodaha shirka waxaa mid ahaa Wasiiro, Xildhibaanno, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Culumaa’udiin,Odoyaashaย  Dhaqan, xubno ka socday Booliiska Soomaaliya, Khubaro Saxaafadeed oo ka kala socotay Warbaahinta gaarka ah iyo Ururada Saxaafadda, waxaana si qoto dheer looga dooday saameynta Wararka been abuurka ah ku leeyihiin nolosha bulshada iyo sida ugu macquulsan oo lagu xakameyn karo si waafqsan sharciga dalka.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamacย  ayaa sheegay in ujeedadaย  shirkan uu ahaa aragti-isweydaarsiga dowladda iyo dadkeeda, si xal loogu helo dhibaatada faafinta Wararka been abuurka ah. Ajandayaasha shirwaynahaasi looga dooday waxaaย  ka mid ahaa:- 1. Baahinta wararka aan la hubin, ama been abuurka ah iyo Warbaahinta casriga ah 2. ย Saameynta Wararka abuurka ku leeyihiin kicinta xasaradaha bulshada iyo colaadaha sokeeya, 3. Muxuu sharcigu ka qabaa faafinta wararka been abuurka ah iyo saameyn intee la eg ayayse ku leedahay dowlad dhiska.4. ย Waa maxay tallaabooyinka loo baahan yahay si loo xakameeyo wararka been abuurka?. 5. Sidoo kale waxaa khubarada ka qeybgalaysay shirka soo jeediyeen mowduucyo ay ka mid yihiin.:-ย  Diinta Islaamka waxa ay ka qabto been abuurka, 6. Booliska iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan wararka been abuurka iyo habka hubinta Wararka been abuurka ah. 7. ย iyo wadiiqada loo maro xaqiiqo raadinta Wararka.

Khubaro badan ayaa Madashaasi ka hadlay waxayna dul istaageen, islamarkaana qireen in jiraan khaladaad badan ee ka dhex jira Baraha Bulshada, sida Af-lagaado Madaxeed iyo qoysaskooda, been abuur laga sameeyo dadaalada ka socda Dalka, laguna abuuro Bulshada khal-khal iyo Walaahoow, waxayna soo jeediyeen in Dowladdu ay siyaasad dhab ka qaadato xamaeynteeda, islamarkaana laga soo saaro sharci gaar ah oo ku aadan wararka been abuurka ah, iyadoo dadkii ka hadlay ka mid ahaa Dr. Maxamed Cusmaan Jawaari, kaasi oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa qiray inay isaga qudhiisa ay ku dhacday falalka ย Wararka beern abuurka, isagoo tilmaamay in marka Warar la qoraayo waxaa jira qaab asluubeysan oo loo qoro, balse toos ayay qof loo weeraraa.

โ€œ Geeridu waa xaq, laakiin markii la yiri Jawaari waa geeriyooday waan qiirooday, waxaana is weydiiyay maxay kaa rabaanย  oo ay kuu dilaayaan? Maxaad ka sameysay? waxaase jira Intii is laheyd Qaran ayuu wax u taraa way ka naxeen, ilaa markii dambe aan anigu soo hadlay oo aan iri waan noolahay, waxaase ka sii yaab badan kuwii waxaasi sameeyay xitaa ilama soo xariirin, raaligalin ma bixin waa yaabโ€ ayuu yiri. ย Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari oo ah rug caddaa siyaasadeed, wuxuuna sii raaciyay gabood -faladaasi ayaa weli ka sii socda Baraha Bulshada ayuu sii raaciyay, โ€œ Madaxweyne Xasan Shiikh mar uu tegay Imaaraatka Carabta waxaa lagu sheegay inuu dhintay, sidii teydii oo kale โ€.

Dood iyo Falanqeyn dheer kadib ka qeybgalayaasha ayaa soo jeediyay talooyin wax ku ool ah oo la xiriira Xakameynta faafinta Wararka been abuurka ah iyo saameynta ay ku leeyihiin bulshada waxaana ay badankood soo jeediyeen:-

1- In Dowladda, ururada Saxaafadda Wadajir uga shaqeeyaa sameynta wacyi gain xooggan oo la xiriirta ka hortagga sameynta iyo faafinta wararka been abuurka.

  1. In Dowladda dhaqan galiso shuruucda degsan ee la xiriirta xakameynta faafinta been abuurka, si loo maareeyo qataraha ka yimaada been abuurka, marin habaabinta iyo hubin laโ€™aanta wararka.

3- In sidoo kale la sameeyo xeerar la jaan qaadi kara Warbaahinta casriga ah, laguna xakameyn karo dambiya iyo faafinta been abuurka ah ee lagu sameeyo baraha dadku ku xariiraan iyo qodob kale oo muhiim u ah bad-qabka iyo xasiloonida Dalka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo soo xiray shirweynaha ayaa sheegay in shirkani uu muhiim u ahaa heyโ€™adaha dowladda, qeybaha bulshada, culimada iyo khubarada kale in ay ku wadaagaan aragtidooda si furan, si xal looga helo wararka aan la hubin, marin habaabinta ku dhisan ama hubinti laโ€™aanta loo baahiyo, kuwaas oo saameyn taban ku leh bulshada.

Wasiir Daaโ€™uud ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ka shaqeynayso hirgalinta aragtiyaha iyo xogaha ka qeyb galayaashu ku wadaageen shirkani oo dhammaantood taabanaya dhibaatada dalkeena iyo dadkeena ay ku hayaan wararka been abuurka ah.

Ugu dambeyntiina ย Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa laga dhur sugayaa in ay soo saari doontaa warbixin dhameystiran oo la xiriirta natiijada doodihii wax ku oolka ahaa ee shirweynaha Aragti wadaagga Xakameynta faafinta Wararka been abuurka ah iyo saameynta ay bulshada ku leeyihiin.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hayโ€™adda Boqor salman

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga…

GudahaWararka
February 22, 2023

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY DADKA SOOMAALIYEED MUNAASABADDA CIIDDA SOONQAAD

Muqdisho,(SONNA)โ€ฆMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa…

Wararka
May 23, 2020

RW Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha Caalamka

Mogadisho(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga…

GudahaWararka
May 18, 2021

Dowladda Ruushka oo ugu hambalyeysay Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in ay ugu hambalyeynayso Dowladda Soomaaliya ku biirista Golaha…

GudahaWararka
June 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023