Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .
Suxufigaasi oo bishii May lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo โargagixisoโ.
Goobtii lagu ย Maxkamadeeyay saxafigaasi ayaa la sheegay in loo diiday qeybaha warbaahinta iyo shacabka,sida laga soo xigtay qareenka saxafigaasi.
Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmarโs Frontier.