Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka horumarinta magaalooyinka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka horumarinta magaalooyinka
GudahaWararka

Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka horumarinta magaalooyinka

By Khadar Mahdi
Last updated: September 27, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeynta ee dowladda Masar, Injineer Sherif El-Sherbiny ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud, iyaga oo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal.

Injineer El-Sherbiny ayaa caddeeyay in dowladda Masar, oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi, ay diyaar u tahay in ay la wadaagto Soomaaliya khibradeeda dhanka horumarinta magaalooyinka.

โ€œMasar waxay leedahay xirfadaha iyo agabka lagama maarmaanka u ah dhismaha iyo horumarinta, waxaana rajeynayaa in aan ka qayb qaadan karno mashaariic tayo leh oo kaabaya horumarka dalka,โ€ ayuu yiri El-Sherbiny.

Dhanka kale, Wasiir Siciid ayaa uga mahadceliyay Injineer El-Sherbiny soo dhaweynta, isagoo caddeeyay in Soomaaliya ay danaynayso in ay xoojiso iskaashiga ay la leedahay dawladda Masar.

Injineer El-Sherbiny ayaa sidoo kale ku booriyay dowladda Soomaaliya inay ka qayb qaadato shirka caalamiga ah ee World Urban Forum, kaas oo looga hadlayo iskaashiga caalamiga ah ee dhanka horumarinta magaalooyinka, isla markaana ay kullamo la yeeshaan shirkadaha dhismaha ee Masar.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo…

GudahaWararka
July 19, 2023

Webiga Shabeelle oo ku fatahay qaybo ka mid ah xaafadaha Baladweyne

Baladweyne-(SONNA)-Webiga Shabeelle ayaa xalay ku fatahay qeybo ka mid ah xaafadaha bari ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib roobab…

GudahaWararka
May 22, 2024

Soomaaliyaย  oo guday qeyb kamid ah abaalkii ay u galeen walaalaha Turkiga (warbixin)

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya oo kaashanaynsa shacabka Soomaaliyeed ayaa dowladda Turkiga ku wareejisay ku dhawaad shan malyan oo Dollar oo ay ku…

GudahaMaqaalladaWararka
March 6, 2023

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir ayaa kormeertay degmooyinka Xamar-Jajab,Waaberi,Howlwadaag iyo Cabdicasiis

Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Jakeeti ahna guddoomiyaha maalmaha todobaadka xorriyada heer…

Wararka
June 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023