Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey
    February 28, 2026
    Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo Martigelisay kulan Afur ah
    February 28, 2026
    Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.
    February 28, 2026
    Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed
    February 27, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Marwada koowaad ee dalka oo iclaamisay olole nadaafadeed oo Isxilqaan ah.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Marwada koowaad ee dalka oo iclaamisay olole nadaafadeed oo Isxilqaan ah.
Wararka

Marwada koowaad ee dalka oo iclaamisay olole nadaafadeed oo Isxilqaan ah.

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 24, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin doono mid kamida degmooyinka gobolka Benaadir.

Isxilqaankan nadaafadeed oo wejigiisa koowaad maanta ka bilaabmay Xarunta Madaxtooyada qaranka ayaa laga fulindoonaa, xarumaha danta guud, wadooyinka iyo guud ahaan xaafadaha caasimada Muqdisho.

Marwo Seynab ayaa bogaadisay guulihii horay Mutadawiciinta qaran ee isugu jira Shaqaale weynaha iyo Bulshada Rayidka soomaaliyeed uga soo hooyeen Ololaha guuleystay ee Isxilqaan, kaasi oo dib loogu dhisay xarumo dan-guud, waxa ayna ku dhiirigelisay in ay ka qayb qaataan Isxilqaanka nadaafadeed ee ka sii socon doono magaalada Muqdisho.

“Dhammaan shaqaaleweynaha Soomaaliyeed iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho, waxaan ku boorinayaa in ay Ololaha Nadaafadeed ee Isxilqaanka ah ka qayb qaataan, xilligan oo la filayo in roobabku ka bilaabmaan guud ahaan magaalada, nadaafaduna muhiim tahay xili-roobaadka,si aan uga hor tagno wax kasta oo Caafimaadka guud iyo kan gaar ahaaneedba wax u dhimmi kara.”

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah…

February 28, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

‘Dhabarkeygu jabay saan dan guud ugu dhakoolaaye’ (WARBIXIN)

Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qeyb qadanaya dagaalka Khawaarijta ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…

GudahaMaqaallada
November 19, 2023

Wakhtiga iyo Masaafadu ma kala Gooyaan Saaxiibbada Dhabta ah sida Shiinaha iyo Soomaaliya

Muqdisho, (SONNA)Oct 28, 2021;  Konton sanno ka hor maanta oo kale, dalka Shiinuhu waxa uu dib u soo ceshaday booskiisii…

MaqaalladaWararka
October 28, 2021

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray hoggaanka baarista dembiyada CID-da

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray qeybta faraha ee hoggaanka baarista dembiyada ee C I D.…

GudahaWararka
March 29, 2023

Maalinta Keymaha Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-21-ka Maarso oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Keymaha ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabado kala duwan lagu…

GudahaWararka
March 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023