Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Mareykanka oo duqeymo xagga cirka ah la beegsaday kooxda Taalibaan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Mareykanka oo duqeymo xagga cirka ah la beegsaday kooxda Taalibaan
Wararka

Mareykanka oo duqeymo xagga cirka ah la beegsaday kooxda Taalibaan

By Kulane
Last updated: October 13, 2020
2 Min Read
Share

Mareykanka ayaa qaaday duqeyn dhanka cirka oo lagu beegsaday dagaalyahnada Taliban.kaas oo ka dhacay gobolka koofurta Afghanistan ee Jelmand,

Saraakiisha Amerikaanka ayaa isniintii shalay sheegay in arrintan ay ka dambeysay markii weeraro waa weyn Taliban kula wareegeen saldhigyo muhiim ah oo gobolka ku yaala.

Weerarada ayaa dhacay maalmihii u dambeeyay waxaana uu ahaa kuwa nadir ah oo Mareykanku ku beegsado Taliban tan iyo markii la saxiixay heshiiskii u dhexeeya labada dhinac bishii Fibraayo.

Afhayen u hadlay ciidanka Mareykanka Col. Sonny Lehhett ayaa Twitter soo dhigay in weerada ay ahaayeen kuwo ku xiran heshiiskii Taliban iyo Mareykanka wada galeen isla markaana ciidanka Afghanistan sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah Taliban.

Gen. Scott Miller, oo ah taliyaha ciidamada shisheeye ee Afghanistan ayaa Taliban ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka ka socda gobolka Helmand, isagoo sheegay in howlgaladan ay waxyeeleyn karaan heshiiskii Taliban iyo Mareykanka.

Dagaalka ayaa sii socda iyadoo ay dhinaca kalena jiraan wadahadalada nabadda uu dhexeeya Taliban iyo Afghanistan kuwaas oo bishii hore ka furmay magaalada Dooxa ee Qatar.

Afhayeenka Taliban Zabihulah Mujahid ayaa sheegay goobihii ay la wareegeen kooxdan ayaa lagala wareegay gacan ku haynta bilo yar ka hor. “Ma jiraan wax isbeddelo cusub ah oo dhacay.

Taliyaha booliiska gobolka Helmand Gen. Khaliilu Raxmaan Jawaad ayaa wariyeyaasha u sheegay in tallaabooyin xeeladaysan la qaaday si looga hor tago khasaaraha soo gaaraya ciidanka ammaanka isla markaan dhowaan amar iyo kala dambeynta la soo celin doono.

Waxaa uu intaas ku daray in ciidanka cirka ee Afghanistan ay qaadeen weeraro lagu dilay in ka badan 170 ka tirsan Taliban 24 saac ee la soo dhaafay.

Dagaalada ka socda gobolka waxaa ku barakacay ku dhowaad 1,500 oo qoys kuwaas oo ku baxsaday meelo ka baxsan halka dagaalada ka dhacayaan.

Heshiiskii Taliban iyo Mareykanka waxaa kamid ahaa qodobada lagu heshiiyay in ciidanka ajnabiga isaga baxaan Afghanistan isla markaan Taliban iyo xukuumadda Kabul saxiixaan heshiis nabadeed.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqa Muqdisho oo iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah damaca Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Dadweynaha Gobalka Banaadir ugu baaqay in ay isugu…

GudahaWararka
January 3, 2024

Deegaanka Laas-xaadow oo la gaarsiiyay Waxbarasho bilaash ah

Sonna (Galgaduud)- Deegaanka Laas-xaadow oo Dhanka Waqooyi Galbeed qiyaastii 30km ka xigta Magaalada Dhusamareb ayaa la gaarsiiyey Waxbarasho bilaash ah…

GudahaWararka
June 12, 2021

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga joogta ah

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan…

GudahaWararka
June 11, 2023

Howlgallo Qorshaysan oo laga fuliyay deegaanno hoosta Buuloburde

Ciidanka XDS gaar ahaan Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee…

GudahaWararka
July 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023