Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza
Caalamka

Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza

By Kulane
Last updated: February 18, 2024
2 Min Read
Share

Mareykanka ayaa wacad ku mamray in uu diidi doono qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku dalbanayaan xabbaal-joojin bini’aadannimo oo degdeg ah oo laga sameeyay Gaza.

Qaraarkaan oo ay soo gudbiyeen Al-jeeriya ayaa lagu dalbaday in si degdeg ah loo dhaqangaliyo qaraar cusub oo xabbad-joojin si xal loogu helo baahida biniaadanimo iyo gurmadka ay u baahan yihiin dadka rayidka ah ee barakacayaasha Falastiin.

Diidmada Mareykanka iyo baaqa Qaramada Midoobay ee dhinaca Gaza ayaa yimid xilli 24-kii saac ee la soo dhaafay halkaasi lagu dilay in ka badan 60 qof oo rayid ah kadib duqeymo ay geysteen ciidamada Israaโ€™ii.

Dhinaca kale,Raโ€™iisul Wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in horumar laga gaaro xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza uu sii yaraanayo,isagoo intaa raaciyay in wadahadaladii socdayย  maalmihii la soo dhaafay ay ahaayeen kuwo aan laga fillan Karin rajo wanaagsan.

Sidoo kale,Ra’iisul-wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku tilmaamay dalabaadka Xamaas ee dhinaca xabbad-joojinta iyo is-dhaafsiga maxaabiista in ay yihiin kuwo khayaali ah, ka dib markii ay kooxdu ku eedaysay Israa’iil horumar la’aanta laga gaaray heshiiska in ay masโ€™uul ka yihiin Israel..

Duqeymaha Israaโ€™iil ee ka socda Gaza galaaftay nolosha in ka badan 28,858 Falastiiniyiin ah, waxaana ku dhaawacmay 68,667 tan iyo 7-dii October.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khasaare ka dhashay dhismo seddex dabaq ah oo ku burburay dalka Hindiya

MOMBAY-(SONNA)-Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida…

CaalamkaGudahaWararka
September 21, 2020

Hanjabaaddii Galbeedka Afrika oo maanta ku eg iyo Hawada Niger oo la xiray

Hogaamiyayaasha afgambiyay Niger ayaa xiray hawada dalkaasi kadib markii ay diideen in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray…

Caalamka
August 7, 2023

Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya

Dooxa (SONNA):- Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thaniย  ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya…

CaalamkaGudahaWararka
December 4, 2023

Mexico :39 qof oo ku dhintay xarun lagu haayo dadka tahriibka ah

Ugu yaraan 39 qof ayaa dhintay,29-kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo,ka dib markii uu dab ka kacay xarun lagu hayo dadka…

Caalamka
March 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023